Boosaaso ( Raxanreeb ) Qarax bumbo-gacmeed loo adeegsaday ayaa ka dhacay aaga Hotel Jaabir maagaalada Boosaaso, halkaasi oo ay ka socotay xafladd ku saabsan diiwaangelinta doorashada brri lagu balan sanyahay in ay bilaabato. Dhawaaqa Rasaas ayaa la maqlaya Balse Lama xaqiijin karo Khasaaraha dhabta ah. Sidoo kale waxaa baaqday Madaxweyne Deni oo tagi lahaa Bosaaso...
Day: January 4, 2023
Story Musa Aden is a Somali American actor and filmmaker
Story Musa Aden is a Somali American actor and filmmaker
Ilhaan oo markii saddexaad loo dhaariyay Congress-ka
Ilhaan Cumar oo laga doorto degmada shanaad magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa markii saddexaad Talaadadii loo dhaariyay xubin ka tirsan mudaneyaasha Golaha Wakiillada Congress-ka Mareykanka.
Kiiska Xoghayaha SJS oo ka furmay Maxkamadda Gobolka Banaadir
Muqdisho (Raxanreeb ) Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa bilowday maanta dhegeysiga kiiska Xoghayaha Guud Ururka Suxufiiyiinta SJS Abdalle Ahmed Mumin oo markii ugu horreysay 11 October 2022 lagu xiray magaalada Muqdisho xilli uu safar u ahaa dalka dibadiisa. Maxkamadda ayaa dhageysanaysa maanta eedda Wariyahan oo ay kamid tahay inuu jabiyay awaamiir ay dowladda Soomaaliya kasoo saartay...
Maamulka Hirshabeelle oo ka hadlay qaraxyii saakay ka dhacay Maxaas
Maamulka gobolka Hiiraan oo war kasoo saaray qaraxyadii saakay ka dhacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Xasan Sheekh oo sagootiyay safiirkii hore ee Itoobiya
Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjirihii dowladda Itoobiya u fadhiyey Soomaaliya Cabdifataax Cabdullaahi Xasan.
Laba gaari oo isku qarxiyay goobo lagu qaxweeyo oo ku yaala Maxaas + Khasaaraha.
Maxaas ( Raxanreeb ) laba Gaari oo Nuuca Saafurta ah ayaa lagu soo waramahaa in kooxda Al- Shabaab ay ku qarxiyeen Maqaayado laga qaxweeyo iyo goobo ganacsi oo ku yaala bartamaha degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Inta la ogyahay 5 ruux oo u badan Haween shaah iibinayay ayaa ku geeriyooday Qaraxyada iyadoo 10 kale dhaawacyo...