Day: January 2, 2023

Home » Archives for January 2, 2023
Ciidankii Ereteriya ee soo gaaray dalka oo u- jihaysanaya goobaha dagaal.
Post

Ciidankii Ereteriya ee soo gaaray dalka oo u- jihaysanaya goobaha dagaal.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta kormeeray Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan Ciidamada Xoogga dalka ee tababarka kusoo qaatay dalka Ereteriya ayaa faray in ay u diyaar garoobaan ka qayb galka dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta Al-shabaab. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo salaan sharaf...

Post

Laascaanood oo ay geeriyoodeen inkabadan 20 qof

Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho, dhaawac & midda hanti ee ka dhashay dibadbaxyada rabshadaha wata ee maalintii 9aad galay ee ka socda Magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool una dhaxeeya Ciidamada Somaliland & Shacabka Magaaladaas.

Post

” Ciidamada Somaliland ha laga saaro Laascaanood ” Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland.

Laascanood ( Raxanreeb ) Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Abdirisak Khaliif ayaa sheegay in magaalada Laascanood ay ka taagan xaalad aan indhaha laga qarsan karin , isla markaana u baahan in wax laga qabto. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ku baaqay in si deg deg ah magaalada looga saaro ciidanka Somaliland ee halkaas dhibaatada ka gaysanaya....

Post

Maxay Dowladda ciidan ugu soo daadisay waddooyinka Muqdisho ?

Muqdisho ( Raxanreeb ) Waddooyinka Muhiimka ka ah ee Muqdisho saaka waxaa la soo dhoobay askarta milatariga iyo gaadiid dagaalka ee Madaxtooyada. Dadka ku nool magaalada Muqdisho ayaa ku waabaraysatay ciidan lagu soo daadiyay luuqyada xaafadaha magaalada Muqdisho Lama oga in ay saacadaha soo socda ay xiridoonaan. Laamaha amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya wax faahfaahin...