Day: January 15, 2023

Home » Archives for January 15, 2023
XOG : Awoodda ”NISA” ee Gedo oo la dhimay & wada hadalo socda.
Post

XOG : Awoodda ”NISA” ee Gedo oo la dhimay & wada hadalo socda.

Muqdisho  (Raxanreeb ) Magaalooyinka gobolka Gedo , todobaadkan waxa marti- galiyay , kulan xasaasi ah oo looga hadlayay xalka gobolkaas oo sanada badan ahaa mid xiriir la leh Dowladda Federaalka ama maamul goboleedka Jubbaland. Degmooyinka gobolka Gedo masuuliyiinta ku sugan waxa ay kala taageersan yihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo , maamulka Jubbaland ee Axmed Maxamed ...

Post

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo  u fariisatay markii labaad kiiska Abdalle Mumin

Muqdisho  (Muqdisho ) Muddo afar bilood ah ayuu xabsi ugu jiraa si aan sharci ahayn, hadane wuxuu u xiran yahay oo xabsiga dhigay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Sidoo kale waxa lagu haysto, ayaa ah shir jaraa’id uu ku qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo sida loola dhaqmay ay tahay inuu yahay...

Post

Shirka dib  heshiisiinta KGS oo Beri furmaya , Amniga oo la adkeeyay &….

Baydhabo (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo Baydhabo u jooga furitaanka Shirka dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa kormeeray qeybo kamid ah goobaha la dajiyay  martida ka soo qeyb geleysa Shirka Dib u Heshiisiinta KGS. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo hogaaminayo Saraakiisha ciidanka nabad ilaalinta...

Post

Villa Somalia maxay u sheegtay safiirkii Turkiga ee laga sagootiyay Muqdisho ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Mehmet Yilmaz oo soo gaba-gabeeyey shaqadiisa diblumaasiyadeed ee uu ku joogay dalkeenna. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Danjire Yilmaz, doorka uu ka qaatay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Labada dal,...

Post

Somaliland ‘’ Tabashada dadka laascanood wada-hadal ayaa lagu dhameeynayaa ‘’

Hargaysa (Raxanreeb ) Magaalada Laasacnood ee gobolka Sool , waxaa in muddo ahba ka jiray xiisad sababtay dhimasho iyo dhaawac isla markaana magaalada ay la wareegaan shacabka ku nool magaalada. Dhawr meel ayay iska hor yimaadeen ciidanka Somaliland iyo kooxaha Kacdoonka  ee magaalada , taas oo keentay in dib loogu riixo magaalada ciidanka Somaliland. Hadda...

Post

Safarka Xasan Sheekh & Baydhabo waxa uu daaran- yahay.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka – Soomaaliya ayaa  la filayaa inuu socdaal ku tago magaalada Baydhabo ee gobolka Baay , halkaas oo ay ka taagan tahay hubinti la’aan siyaasadeed. Wafdi horudhac u ah Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Axad ah gaaray magaalada Baydhabo. Magaalada Baydhabo waxaa hore ugu sugnaa...