Day: January 1, 2023

Home » Archives for January 1, 2023
Beesha Caalamka ” waa in la joojiyaa gacan- ka hadalka Laascanood “
Post

Beesha Caalamka ” waa in la joojiyaa gacan- ka hadalka Laascanood “

Muqdisho ( Raxanreeb ) Saaxiibada Beesha caalamka* ayaa ka walaacsan rabshadaha Laascaanood ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah. Ka hortagga rabshadaha iyo xaqiijinta ilaalinta dadka rayidka ah ayaa ugu muhiimsan. Waxaan ku baaqaynaa xasillooni iyo is-xakameyn. Xiisadaha waa in lagu xalliyaa isdajin iyo wadahadal. *Hawlgalka Kalaguurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Canada, Shiinaha,...

Post

Guddiga dib u heshiisiinta KGS oo la magacaabay.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi farsamo ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur galbeed. Talaabadan ayaa ka danbeysay ka dib markii magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ay ka bilowdeen rabshado la xiriira muddo xileedka Cabdicasiis Laftagareen. HOOS KA AKHISO :

Post

DIGNIIN uu bixinayo Abdiraxmaan Abdishakur “Aqlabiyada Aamusan”

Muqdisho ( Raxanreeb ) Soomaaliya ma aha dal siyaasaddiisu qaan-gaartay oo hannaankiisa xukun dhidibadu u taagmeen oo leh awoodo is dheelitiraya iyo hannaan khilaafka siyaasiga ah iyo kan dastuuriga lagu xalliyo. Mana aha dal ay awooddu kali-talis ama qoys gacanta ugu jirto. Waa dal colaad sokeeye iyo xukun la isku dilay ka soo kabanaya, siyaasad...

MD Xasan oo ka hadlay ka bixitaanka ATMIS , dagaalka Al- Shabaab & khilaafka Puntland.
Post

MD Xasan oo ka hadlay ka bixitaanka ATMIS , dagaalka Al- Shabaab & khilaafka Puntland.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladdda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta la hadlay  shacabka Soomaaliyeed. Madaxwaynaha  ayaa faahfaahin ka bixiyey  guulaha 7dii bilood ee la soo dhaafay laga xaqiijiyay dagaalka dib u xoreynta dalka iyo hiigsiga sanadka 2023 oo uu sheegay inuu noqon doono sanadkii dalka xoroobi lahaa sida uu yiri. “Dadka Soomaaliyeed...

Post

Jawaano Xashiis ah oo lagu soo bandhigay magaalada Kismaayo.

Kismaayo ( Raxanreeb ) Ciidanka Booliska Gobolka Jubada Hoose ayaa soo bandhigay 69 kiish oo Xashiish ah, Labo doon oo siday Xashiishka iyo Raggii waday kuwas oo rabay inay si qarsoodi kusoo galiyaan Degmada Kismaayo maandooriyahan oo la ogyahay dhibaatada uu bulshada kuhayo. Xarunta Taliska Booliska Qeybta Gobolka Jubada Hoose ayaa lagu soo bandhigay Waxyaabaha...

MUUSE Biixi oo jaray Internet-ka si aan loo ogaan tacdiga Laascanood.
Post

MUUSE Biixi oo jaray Internet-ka si aan loo ogaan tacdiga Laascanood.

Laascanood (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo magaalada Laascanood ee gobolka Sool ayaa sheegay in  ciidanka Somaliland ay amar ku bixyeen in la jaro isgaarsiinta magaalada. Arintan ayaa loo sababeeyay ka diib markii ciidamo fara badan Somaliland ay u soo diray magaalada si ay ula wareegaan Laascanood oo dadku ay iska diidan yihiin in ...