Dhuusmareeb (Raxanreeb) Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa uga tacsiyeeyay umadda Soomaaliyeed iyo reer Galmudug geerida ku timid Allaha u naxariistee Wasiir Farxiya Cabdi Maxamed oo aheyd Wasiiro dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada ee Dowladda Galmudug oo caawa kooxda argagaxisada ah khawaarijtu ku dileen Magaalada Muqdishu. Madaxweynaha, ayaa si gaar ah tacsi...
Day: January 28, 2023
Askar ka tirsan Dowladda oo ku geeriyooday qarax ka dhacay Muqdisho.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Qarax Miino ayaa caawa ka dhacay isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho. Gaari Cabdibile ah oo ay wateen ciidanka Taraafikada Dowladda ayuu haleelay qaraxan waxaana ka dhashay qasaaare. Askari ka mid ah taraafikada ayaa ku geeriyooday mid kalena waa uu ku dhaawacmay. Ciidanka Dowladda ee qaraxa lala eegtay ayaa muddo kooban xiray...
Warbaahinta Soomaalida oo laga joojiyay shaqadii ay ka hayeen Dowlad Deegaanka.
Jigjiga ( Raxanreeb ) Dawladda Itoobiya ayaa dalkeeda ka joojisay in ay ka hawl-galaan dhamaan Warbaahinta Soomaalida, gaar ahaan deegaanka Soomaalida. Sababta ayaa lagu sheegay in aanay ogolaansho ka haysan Hay’adda Warbaahinta dalkaas. In ka badan 15 Warbaahin iyo wakiiladooda ayaa laga joojiyay in wax shaqa ah ay ka qabtaan gudaha dalka Itoobiya. ” waxaa...
DEG-DEG : Koox hubaysan oo Muqdisho ku dilay Wasiir ka tirsan Galmudug.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Wasiiru Dowlahii Gaadiidka iyo Duulista Hawada Galmudug Farxiya Cabdi Waasuge ayaa caawa kooxa hubeysan ku dileen Muqdisho. Kooxda dilka gaystay ayaa goobta isaga baxsaday sida RBC ay u sheegeen dad goobjoogayaal ah oo ku sugan degmada wartanabadda ah oo ah halka dilka uu ka dhacay caawa. Askar ka tirsan Dowladda oo...
Ilaalada Wasiir ka tirsan Puntland oo dad ku laayay Boosaaso.
Raxanreeb (Boosaaso ) Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta halkaas ay ka dhacday rasaas dhalisay khasaare nafeed. Ilaalada wasiirka dekedaha Puntland Axmed Yaasiin Saalax ayaa sida la xaqiijinayo rasaas ku furay gaari ay saarnaayeen laba wiil oo walaalo ah. Marxuum Cabdirisaaq Yaasiin Maxamed ayaa ku dhintay rasaastaas halka...
Turkiga oo u yeeray danjiraha Denmark, kadib markii Denmark lagu gubay kitaabka Qura’anka ah
Jimcihii isaga oo ku sugan meel u dhow masaajid iyo weliba barxadda hore ee safaaradda Turkiga ee ku taalla Copenhegan, wuxuu wacad ku maray inuu tallaabadan sii wadi doono Jimce kasta illaa dalka Sweden looga ogolaanayo inay ku biiraan isbahaysiga NATO.
Kala- Wareeg : Muqdisho oo waddooyin ka mid ah la xiray
Muqdisho ( Raxanreeb ) Ciidanka dowladda Federaalka ayaa xiray waddada Maka-Almukarama iyo isgoysyada soo gala ee magaalada Muqdisho. Ciidanka Dowladda Federaalka ayaa dadka iyo gadiidka u diidaya in ay adeegsadaan wadada muhiimka ah ee Maka- Al- Mukarama. Lama oga sababta loo xiray iyo saacadaha ay xirnaan dooonto wadadan oo dadka iyo gadiidka caasimadda muhiim u...
Weerarada hoobiyaasha ah ee lagu qaadayo Villa Somalia oo kordhay
Muqdisho ( Raxanreeb ) Tira hobiyaal ah ayaa markale lagu garaacay xerada xalane ee ku taala gudaha magalada muqdisho 12 sacadood gadahoda ayaa waxaa markii labaad gudaha magalada muqdisho laga tuurayo tira hobiyaal ah ayada oo anan jirin cid losoo qabtay werarak hobiyaasha Sidaan oganahay 16 degmo muqdisho waxaa jooga ciidamo police militey iyo ciidanka...
Macbad ay Yuhuudda leedahay oo lagu weeraray magaalada Qudus
Toddobo qof ayaa lagu toogtay kaniisad ku taal bariga magaalada Quddus, waana tiradii ugu badnayd ee lagu dilay weerar noocan oo kale ah muddo sanado ah. Ugu yaraan saddex qof oo kale ayaa ku dhaawacmay weerarkani.
Mahad Salaad oo la shaaciyay kursigiisa BF xilliga la dooranayo
Guddiga KMG ah ee doorashada kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay jadwalka doorashada kursi ka mid ah Baarlamaanka Federaalka, si loo soo buuxiyo booskaasi.