Day: January 26, 2023

Home » Archives for January 26, 2023
Post

NUXURKA : Warmurtiyeed laga soo saaray shirka Culumada Soomaaliyeed

Muqdisho ( Raxanreeb ) Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saaray Shirweyne uga socda Muqdisho 23-26-Jannaayo 2023. Culimada ayaa bogaadiyey howgallada xoreynta dalka iyo dagaalka ka dhanka Khawaarijta Alshabaab. Shirweynaha ayaa sidoo kale isku raacay in Al-Shabaab, Daacish, Shiicada iyo kooxaha la midka ah ay yihiin kooxo habawsan oo ah cadowga diinta Islaamka iyo Ummadda...

Post

Dib U Milicso: 32 Sano Guurada Ceyrintii Keligii Siyaad Barre

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta waa 26-ka January 2023, waxaa 32 sano laga joogaa markii ay burburtey dowladnimadii Soomaaliya, oo caasimadda laga saaray keligii taliye Siyaad Barre. Hadaba Maxaa Keeney In Dowladdas Militariga Aheyd Burburto? Waxaa jira sababo badan oo keeney burburkii dowladii Jaalle Siyaad, waxaan ka soo qaadan karnaa, keligii taliyennimada, siyaasadda iyo axsaabta uu...

Post

Shabaab oo laga cabsi qabo in weeraro ay ka fuliyaan Bariga Afrika.

Washington (Raxanreeb ) Xukuumadda Washington ayaa uga digtay Tanzania in ay dalkeeda ka dhacaan weeraro argagixisanima ah oo ay fuliyaan kooxda Al-Shabaab. Safaaradda Maraykanka ee magaalada Dar es Salaam ayaa muujisay digniinta suurtagalnimada in ay dhacaan weeraro argagixiso. Warka ka soo baxay safaaradda laguma xusin magaca kooxaha laga cabsida qabo in ay weerarada ka fuliyaan...

Post

Xukuumada oo ansixisay heshiiska aasaasidda Ciidamada Bariga Afrika

Muqdisho (Raxanreeb ) Shirka Golaha Wasiirrada oo uu maanta guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa lagu ansixiyey iyo Magacaabista Taliyaha cusub ee ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo heshiiska aasaasidda Ciidamada Bariga Afrika. Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga ayaa golaha warbixin ka siiyey xaaladihii ugu danbeeyey ee amni iyo howlgallada...

Taliye Xijaar oo shaqada laga cayriyay waa kuma Taliyaha cusub ?
Post

Taliye Xijaar oo shaqada laga cayriyay waa kuma Taliyaha cusub ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Golaha wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Ganaraal Sulub Axmed Firin u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Taliyahan ayaa bedeli doono Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo xilkan hayay 6-dii sanno ee la soo dhaafay. Taliyaha cusub ayaa horay u ahaa Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Duulista Xukuumadda Soomaaliya. Shirkii Khamiislaha oo ay Maanta yeesheen Golaha...

Post

Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho  maxaa ka socda ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Dad deegaanka Ceelasha biyaha ku sugan ayaa RBC u sheegay in halkaas lagu arkayo askar badan oo Dowladda  Federaalka oo aan hore loo arki jiran. Talaabadan ayaa ka danbeysay ka dib markii la sheegay in halkaas ay soo gaareen xubno hor leh oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa...