Day: January 13, 2023

Home » Archives for January 13, 2023
Post

Mareykanka oo $10 Milyan oo Doollar dul dhigay Sarkaal katirsan Al-Shabaab.

Nairobi (Raxanreeb ) Mareykanka ayaa ku dhawaaqaya abaal-marin lacageed oo gaareysa 10-milyan oo doollar ciddii keenta xog ku saabsan Maxamuud Abdi Aden iyo dadkii kale ee mas’uulka ka ahaa weerarkii hotel DusitD2 ee 2019-kii. Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkaas ku geeriyootay 22 qof oo lagu daray 5 ruux oo ah kooxdii weerarka fulisay, Mareykanka ayaa...

Post

Madaxii howlgalada Kooxda Daacish oo Puntland lagu dilay

Garowe (Raxanreeb ) Ciidanka ammaanka Puntland ayaa sheegay in ay dileen Madaxii hawl-galada kooxda Daacish ee gobolka Bari, Abu-Albara Al Amani. Qoraal ka soo baxay Booliska Puntland ayaa lagu sheegay in Abu-Albara lagu dilay weerar ay habeen hore kooxda Daacish ku soo qaaday saldhiga degmada Balidhidiin ee gobolka Bari. “Iska hor-imaadka ayey Ciidanka amniga Puntland...

Post

Waa deegaanadii goobaha ciidanka Dowladda ay la wareegeen ?

Baxdo ( Raxanreeb) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in maanta oo Jimcaha ay la wareegeen deegaanno  hor leh oo ka tirsan maamulka Galmudug. Ciidankan ayaa  gacanta ku dhigay degaannada Seego, Xinlabi, Baraag Ciise, Holdooyaale ee Gobolka  Mudug iyo Qalaanqal, Galxaagare oo Galgaduud ah sida ay sheegeen saraakiil ka  tirsan   ciidanka maamulka Galmudug....