London (Raxanreeb ) Markii ugu horreysay tan iyo markii la furay 1938-kii.. “BBC” waxay joojisay baahinteedi hawada ka dib 85 sano oo ay ku bixinaysay adeegyadeeda luqadda Carabiga. Garaacyada Saacadii “Big Ben” iyo erayada “Halkan waa London” dib hawada loogama maqli doono”. Go’aanka xiritaanku wuxuu la socdaa kororka tignoolajiyada_dijitaalka ah iyo baahitaanka taleefannada gacanta, iyo...
Day: January 27, 2023
Colaadda ninka yaqaan ayaa nabaddana yaqaan
Muqdisho ( Raxanreen ) Qofka nabadda iyo macaankeeda yaqaan ayaa sidoo kale, colaadda iyo qodhaadhkeeda garan kara! 20 sano kaddib, duullaankii Maraykanku xaqdarada ugu duulay dalka Afqaanistaan waa kuwii dhawaan iyaga oo kabna lulaya midna laalaadinaya ka huleelay, iyaga oo reer Afgaanistaan ka codsaday in aanay dhabarjabin ku samayn 24-ka saac ee dalkooda ay uga...
MD Xasan Sheekh “Askarta inta dhiman ee Ereteriya dalka ayay ku soo laaban doonaan “
Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan xog-warran ah la qaatay guddiga waalidiinta ciidanka Soomaaliyeed ee tababbarka ku qaatay Dalka Ereteriya. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in ciidanka inta maqan ay dalka dib ugu soo laabanayaan, isla marka ay soo dhameystaan tababarooda si ay u gutaan waajibka qaran ee sida...
XAQIIJIN : Ma hargaysa laga furay goob lagu Ooyo ? Run ama Been !
Hargaysa ( Raxanreeb ) Baraha bulshada Soomaalida saacadihii la soo dhaafay waxaa aad loogu hadal hayay in laga furay xarun lagu ooyo. RBC oo baaris ku sameeyay arintan aadka loo – hadal hayo ayaa ogaatay in warkaas uu yahay mid aan jirin oo uu qayb ka yahay wararka been – abuurka ee faafintiisu ay aad...
KHILAAF : Diwaangalinta doorashooyinka Puntland oo laga diiday Gobolka Nugaal .
Garoowe ( Raxanreeb ) Wararka RBC maanta oo Jimca ah uu ka helayo magaalada Garowe ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya in halkaas laga diidan yahay diwaan galinta doorashooyinka ka socda Puntland. Kulan looga hadlayay diwaan- galinta doorashooyinka oo ay isugu yimaadeen Odayaasha deegaanka iyo waxgaradka gobolka Nugaal ayaa la xaqiijinayaa in fashil uu ku dhamaaday....
Ajaaniib ka barbar dagaalamay Al- Shabaab oo lagu qabtay Mudug
Dhuusmareeb ( Raxanreebv) Ciidanka xoogda dalka gaar ahaan kuwa Danab iyo ciidamada gaarka ah ee PSF ayaa gudaha deegaanka Ceelhuur ee gobolka mudug ku qabtay horjoogayaalka tirsan dagaalamayaasha al Shabaab . Horjoogayasha ay gacanta ku dhigeen ciidamada Xooga dalka iyo PSF oo labo ka mid ah ay cadaan ahaayeen ayaa la sheegay iney doonayeen iney...
Dowladda Federaalka maxay ku maagtay beesha caalamka ?
Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Vill Somalia casho sharaf ugu sameeyay Culumadii ka qayb gashay Shirweynaha Culumada soomaaliyeed. Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuudayaa uga mahad celiyay culumada sida midnimada leh ee ay Ummadda soomaaliyeed ugu soo bandhigeen baadinimada kooxda Al- Shabaab, ficilada gurracan iyo afkaaraha qaldan ee ay...
Taliye Cismaan “Miriq miriqda ciyaalka ma aqbalaayo ” Amar cajiib ah .
Guraceel ( Raxanreeb ) Taliska ciidanka Booliska degmada Guraceel ayaa amar cusub dul- dhigay caruurta fadhiisata derbiyada degmadaas. Taliyaha Booliska Guraceel ayaa sheegay in la xiro doono laba caruur ama ka badan oo micno darro u fadhiista waddooyinka degmada Guraceel ee gobolka Galgaduud. ” aadbay inoo dhibaysaa mana arki karo laba caruur oo aan wax...
Dabaylo ka dhacaya magaalada Muqdisho & saameynta ka dhalatay..!!!
Muqdisho ( Raxanreeb ) Dabayl badan ayaa ka dhacaysa Xamar, jiingaduhu waxay u ruxmayaan sidii caleenti waana jiingado mirir ah oo haddi kugu dhacaan, dhaawac halis ku gaari karo. Marka aad ku lugaynayso wadddooyinka qaar waxa aad u adag in wanaagsan ugu lugayso sabab la xiriirta dabaylaha xooggan ee maalmahan ka dhacaya magaalada Muqdisho. Mararka...
Yaa hortagaan in KGS uu ka bilowdo howlgalka ka dhanka ah Al- Shabaab ?
Baydhabo ( Raxanreeb ) deegaannada koobfur Galbeed inta badan , waxaa go’doomiyay kooxda Al- Shabaab halkaas oo ay maamulayeen. Warbaahinta ayaa dhawr jeer waxaa loo soo – bandhigay ciidamo la sheegay in ay ka qayb qaadanayaan howlgal ka dhan ah Shabaabka ku sugan inta badan gobolada Baay iyo Bakool. In la soo bandhigo ciidamo fara...