Day: January 23, 2023

Home » Archives for January 23, 2023
Post

WARBIXIN | Qorshaha NISA weerarkii xarunta gobolka Banaadir ka dib !!!

Muqdisho ( Raxanreeb ) Dhaliil iyo dulduleelo amni ayaa soo baxaya ka dib weerarkii kooxda Al- Shabaab ay ka fuliyeen xarunta maamulka gobolka Banaadir. In maalin cad gudaha kooxda Al- Shabaab u galaan xarunta gobolka Banaadir oo ah meel aad loo ilaaliyo ayaa keentay in laga shakiyo heerka amni ee caasimadda. Hay’ ada NISA oo...

Post

Cumar Cabdulle Jacfaan ”  Waa in la baaraa weerarkii Gobolka Banaadir “

Muqdisho ( Raxanreeb ) Guddoomiyihii hore degmada Huriwaa ayaa sheegay in si deg deg ah baaritaan loogu sameeyo weerarkii kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen xarunta gobolka Banaadir. Cumar Jacfaan ayaa sheegay in suurtagal aysan ahayn in xubno ka tirsan Al- Shabaab gudaha u galaan xarunta maamulka gobolka Banaadir oo ay shaqo ka socotay. Guddoomiyihii...

Post

Duqeyn ka dhacay deegaano hoos yimaada Xarardheere.

Xarardheere ( Raxanreeb ) duqeymo xoogan ayaa lagu soo waramayaa in  maanta oo isniin ah in ay ka dhaceen deegaano hoos yimaado degmada Xarardheere ee gobolka Muddug. Deegaanka Caad ayaa lagu soo waramayaa in duqeymahan ay ka dhaceen halkaas oo la sheegay in ay ku sugnayeen kooxda Al- Shabaab. Wakaalada Wararka SONNA ayaa sheegtay in...

Post

Sheekh Soomow: “Dadka fikirka Alshabaab keeney ee mas’uulka ah inta ayay fadhiyaan waa inay Towbadkeenaan”.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Isagoo maanta oo Isniin ah ka hadlayay shirka culuma’udiinka Soomaaliyeed ayaa Sheekh Soomow waxa uu sheegay in  ay adag tahay in lala dagaalamo fakarka Xagjirka ah. Waxa uu sheegay Soomow in dadkii lahaa faafinta fakarka xagjirka ah ay ku jiraan Dowladda Soomaaliya sidaas oo ay tahayna ay adag tahay dagaalkaas sida...

Post

Guddomiye Madaale” Weerarkii shalay inagama niyad jebin doono shaqada aan u heyno shacabkeena”

Muqdisho (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo si deg deg ah dalka dib ugu soo laabtay ayaa booqday qaar ka mid ah isbitaalada Magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan dhaawacyada shacab waxyeelo kasoo gaartay weerarka kooxda Al- Shabaab ay shalay kusoo qaadeen Aqalka Dowladda Hoose ee...

Post

Shir u jeedkiisu yahay dhismaha Golaha Sare ee Culumada Soomaaliyeed oo Muqdisho ka furmay.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah uga furmay shirka culuma’udiinka Soomaaliyeed. Shirkan waxaa ka qayb galaya culuma’udiinka Soomaaliyeed kuwaas oo ka kala yimid gudaha iyo Dibadda. Waxa uu socon doonaa shirkan muddo lix maalin ah waxaana inta uu socdo inta badan diirada lagu saari doonaa Qodobo ay...