Day: January 29, 2023

Home » Archives for January 29, 2023
Post

Weerar ku dhufoo ka dhaqaaq oo lagu qaaday degmada Howlwadaag.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Koox hubaysan ayaa caawa weerar bambaanooyin ah ku qaaday xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho. Mar qura ayaa gudaha magaalada Muqdisho laga maqlay jug culus oo xigtay rasaas toos ah. Waxaa jiray iska caabin daqiiqado socotay sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah oo ku sugan degmada Howlwadaag ee Muqdisho. Inkastoo xilli...

Post

DFS ” 136 Al- Shabaab ah ayaa lagu dilay Sh. Hoose “

Muqdisho ( Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Howlgal qorsheysan oo ciidanka ay  ka fuliyeen gobolka Shabeellada hoose lagu dilay   136 ka mid ah Kooxda Al- Shabaab. Sidoo kale Dowladda ayaa sheegatay in howlgalkaas lagu dhaawacay in ka badan 98 kale oo ka tirsanaa kooxda Al- shabaab. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Cabdiraxmaan...

Post

Fiqi oo si kulul ugu jawaabay Cali Dheere

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa u jawaabay Afhayeenka Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheer) oo shalay ka hadlay dagaalka dhaqaale ee ay kala kulmeen dowladda.

Odayaal Reer Xaaji Saleebaan oo la macaamil Al- Shabaab oo la xukumay
Post

Odayaal Reer Xaaji Saleebaan oo la macaamil Al- Shabaab oo la xukumay

Muqdisho ( Raxanreeb ) Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa Shan Sano oo Xabsi ciiidan ku xukuntay Odayaal heshiis kula galay Alshabaab degmada Xarardheere ee Gobalka Mudug. Odayaashan ayaa maalmahan waxa ay Maxkamadeyntooda ay ka socotay magaalada Muqdisho , ka dib markii laga soo xiray deegaanada Galmudug. Odayaashan Maanta oo Axad ah la xukumay ayaa ka...