Month: February 2023

Home » Archives for February 2023
Xeer ilaalinta oo difaacday in markale la soo xiro  Abdalla Muumin
Post

Xeer ilaalinta oo difaacday in markale la soo xiro Abdalla Muumin

Muqdisho (Raxanreeb ) Xafiiska Xeer-ilaalinta Soomaaliya oo qoraal kasoo saarey kiiska Cabdalla Axmed Muumin ayaa difaacay xariga xoghayaha ururka SJS Abdalla Muumin  Waxa ay ku  tilmaantay “baxsad”. Saraakiisha sii deysay ayuu tibaaxay in baaris ay ku socoto kiiskana uusan ahayn mid khuseeya arrin saxaafadeed. Xoghayaha SJS Abdalla Axmed muumin ayaa todobaad ka hor  ciidan ka...

MUQDISHO : Dowladda oo wax ka qaban la’a dilalka Bajaajlayaasha  Muqdisho
Post

MUQDISHO : Dowladda oo wax ka qaban la’a dilalka Bajaajlayaasha  Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Askari ka tirsan ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa  maanta Bajaajle ku toogtay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho. Lama sheegin sababta keentay dilka Bajaajlahan , hase ahaatee waxa uu qayb ka yahay dilalka ciidanka dowladda ay ka gaysanayaan magaalada Muqdisho. Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Mahdi Diiriye Aadan, waxaana toogasho ku dilay ciidamo...

Somaliland oo hadal lama filaan ah ka soo saartay dagaalka Laascanood
Post

Somaliland oo hadal lama filaan ah ka soo saartay dagaalka Laascanood

Hargaysa (Raxanreeb ) Somaliand ayaa sheegtay in dagaalka ka socda magaaalada Laascanood ay ka qayb qaadanayaan sida ay sheegtay Saraakiil ciidan oo ka yimid magaalada Muqdisho. Ciidankan ayay sheegtay Somalila in saaka fariisimada Ciidamadeeda ee Galbeed Magaalada Laascaanood ay soo weeraray . Dagaalka oo maanta dib uga qarxay galbeedka magaaladaasi ayaa Somaliland waxa ay sheegtay...

FAALLO : Fashilka  Dagaalka Al-shabaab! waa khatar weyn !!
Post

FAALLO : Fashilka  Dagaalka Al-shabaab! waa khatar weyn !!

Espoo (Raxanreeb ) Qormadan kooban waxaan uga hadlayaa, habaca siyaasad xumo ee laga dheehan karo xukuumadaha Muqdisho iyo Hargaysa. Haddaan ku hormaro tan Xamar, dowladda federaalka waxaa sii dhimanaya himilooyinkii ay shacabka ka qabeen xukuumadda cusub ee MW Xasan Sheekh taasoo si diiran ay u soo dhoweeyeen kolkii uu doorashada ku adkaaday markii labaad. Fashilka...

Post

Weerar hoobiyaal ah oo Somaliland ku qaaday Laascanood

Laascanood (Raxanreeb )  Ciidanka Somaliland ayaa weerar ku qaaday maanta markale maanta goobo duleedyada magaalada Laascanood ay kaga sugnayeen  kooxaha Kacdoonka. Ciidamada Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in weerar xoogan ay  kusoo qaadeen  Galbeedka magaalada gaar ahaan meel ku aadan xerada Gooja-cadde. Wararka ayaa sheegaya in Taliyaha ciidanka Somaliland ee Sool Jen. Mahad Cambaashe oo...

DABAGAL : Talaaabo laga qaadayo askar shacab ku laayay Muqdiso
Post

DABAGAL : Talaaabo laga qaadayo askar shacab ku laayay Muqdiso

Muqdisho(Raxanreeb) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xabsiga la dhigay askar ka tirsan Dowladda oo dil  u- gaystay dad shacab ah. Dilkan waxa ay askartan  ka gaysteen isgoyska Siinaay halkaas oo ah bar kantarool oo ciidanka Dowladda ay  ku sugan yihiin isla markaana gadiidka ay ku baaraan. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa...

Wasiirka arrimaha dibedda Masar oo 10 sano ka dib booqday Syria
Post

Wasiirka arrimaha dibedda Masar oo 10 sano ka dib booqday Syria

Wasiirka arrimaha debedda ee dalka Masar ayaa la kulmay madaxweynaha Syria Bashaar al-Asad iyo wasiirka arrimaha debedda ee Turkiga, ka dib markii uu booqasho ku tegey Syria iyo Turkiga, taasoo noqonaysa booqashadii ugu horraysay ee diblomaasi sare oo dalkaas ahi uu ku tago muddo toban sano ah.