Day: January 25, 2023

Home » Archives for January 25, 2023
KIISKA Abdalle oo dib loo dhigay : Caddaaladda oo daahda waa caddaaladda oo la waayo !.
Post

KIISKA Abdalle oo dib loo dhigay : Caddaaladda oo daahda waa caddaaladda oo la waayo !.

Muqdisho (Raxanreb ) Sida ay xaqiijiyeen qareennadeena, Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa dib u dhigtay dhageysigii afraad ee kiiska xorriyadda saxaafadda Soomaaliya ee uu hormuudka ka yahay Xoghayaha Guud Somali Journalists Syndicate – SJS ahna Xoghayaha Guud ee Dalladda  SMSJ mudane Abdalle Ahmed Mumin oo loo ballaansanaa Khamiista berito 26 Jannaayo 2023. Sababta dib u dhigista...

Post

Jubbaland ‘’Al- Shabaab ayaa kala wareegnay deegaano ka tirsanJubbaland ‘’

Kismaayo   (Raxanreeb ) Ciidanka Jubaland ayaa maalmahan waxa ay howlgallo ka wadeen deegaannada galbeedka Kismaayo iyagoo la wareegay deegaanno ay horey uga talin jireen maleeshiyada Al-Shabaab. Xubno ka mid ah maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ciidanka maamulka sidoo kale xooga saareen in sidii ay kula wareegi lahayeen deegaanada kooxda Al- Shabaab ay kaga sugan yihiin...

Post

Rwanda ayaa soo riday diyaarad dagaal oo ay leedahay  Congo DR

Kigali (Raxanreeb ) Dawladda Rwanda ayaa soo riday diyaarad dagaal oo laga lee yahay dalka Congo DR taas oo ay sheegtay in ay ku soo xad gudubtay hawadeedaa. Diyaaradda oo uu nooceedu ahaa Sukhoi-25 isla markaana lagu farsameeyey Midowgii Soofiyeeti ayaa lala eegtay gantaal xilli ay maraysay xuduudka kala qaybiya labada dhinac. Xukuumadda Kigali ayaa...

Post

Maxay ahaayeen duqeymaha maanta ka dhaceen deegaano ka mid ah Mudug ?

Xarardheere ( Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo deegaano ka mid ah gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas ay ka dhaceen duqeymo hor leh oo waxyeelo gaystay. Waxaa lagu soo waramayaa in maanta oo Arbaca ah diyaarado dagaal duqeyn xoogan ay ka geysteen degaano hoostaga Magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug. Taliyaha Guutada 16-aad kumaandooska...

Post

 Howlgal waji cusub ah oo ka bilowday magaalada Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb )  Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kaga dhawaaqday howlgal balaaran oo ay ku beegsanayo  guryaha iyo xaafadaha  gobolka  Banaadir. Howlgalkan ayaa Dowladda waxa ay  sheegtay in ay ku beegsanayo guri iyo xaafad si loo sugo amniga  caasimadda oo maalmahan ay ka dhacayeen falal ami darro. Howlgalkan oo ay  iska kaashanayaan ciidamada booliiska iyo...