Month: December 2022

Home » Archives for December 2022
Post

DAMBI- Dagaal oo lagu tilmaamay dilalka & rabashadaha Laascanood.

Garoowe ( Raxanreeb ) Warsaxaafadeed ku saabsan Xaalada Magaalada Laascaanood ayaa maanta oo sabti ah  Dallada Ururada Bulshada Rayidka ee Puntland ka soo baxay . War-saxaafadeedka ka soo baxay PUNSAA ayaa danbi dagaal ku tilmaamay xasuuqa ay Somaliland ku waddo shacabka Laascaanood. PUNSAA ayaa sidoo kale ku baaqday in gabi ahaan la joojiyo – gacan...

MD Xasan Sheekh oo saxiixay sharciga Miisaaniyadda 2023
Post

MD Xasan Sheekh oo saxiixay sharciga Miisaaniyadda 2023

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2023 oo Todobaadkii tagay ay ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo xusay kororka miisaaniyadda ayaa ku bogaadiyey Xukuumadda, gaar ahaan Wasaaradda Maaliyadda iyo khubarada dhaqaalaha Soomaaliyeed diyaarinta iyo jaangoynta miisaaniyad waafaqsan hiigsiga qaran ee horumarka, dib u...

Post

Ciidamada Eritrea oo ka baxay gobolka Tigray

— Goobjoogayaal iyo sarkaal Itoobiyaan ah ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in askarta Eritrea oo ku dagaallamayey taageerada dowladda federaalka Itoobiya labadii sano ee dagaalka sokeeye ee gobolka Tigreega ay ka baxeen labo magaalo oo waaweyn, una jihaysteen dhanka xadka.

Post

Rabshado ka sii socda Laascaanood & ciidamo Somaliland halkaas u dirtay.

Laascanood ( Raxanreeb ) Wararaka RBC uu ka helayo magaalada Laascanood ayaa sheegaya in halkaas wali ay ka sii socdaan rabshado balaaran. Dadka magaalada ayaa sii wada talaabooyinka ay ku diidan yihiin dhibaatooyinka ciidanka Somaliland ay ku hayaan sanadaha badan dadka ku nool gobolada Sool  sanaag iyo Cayn. Waxaa xiran goobo badan oo ganacsi waxaana...

Post

78 suxufi oo Soomaaliya lagu dilay 20-kii sano ee lasoo dhaafay

Muqdisho ( Raxanreeb ) Ku dhawaad 1,700 oo suxufiyiin ah ayaa lagu dilay caalamka 20-kii sano ee lasoo dhaafay, tiradaas oo celcelis ahaan noqoneysa in la dilay inka badan 80 sanadkii, sida lagu sheegay falanqeyn ay daabacday hay’adda suxufiyiinta aan xuduudda lahayn ee Reporters Without Borders. Hay’adda fadhigeedu yahay magaalada Paris ee dalka Faranksiiska ayaa sheegtay...