Day: January 7, 2023

Home » Archives for January 7, 2023
Cabdullaahi Maxamed Nuur oo dagaalamayay xilligii doorashada oo la taliye loo magacaabay.
Post

Cabdullaahi Maxamed Nuur oo dagaalamayay xilligii doorashada oo la taliye loo magacaabay.

Muqdisho (Raxanreeb )  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur in uu noqdo La-Taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee ka Hortagga iyo La dagaalanka Fikradaha Xagjirka ah ee Rabshadaha Wata. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Alle uga baryey La-Taliyaha Sare ee ka Hortagga iyo La dagaalanka Fikradaha Xagjirka...

Post

Waa kuma xildhibaanka ku guulaystay Guddiga Dastuurka ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Yasiin Samatar oo uu  wehliyo guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare Cali Shacbaan Ibraahim ayaa ka qayb galay doorashada Guddiga dib u eegista la socodka iyo hirgelinta Dastuurka BFS. Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Yasiin Samatar oo uu  wehliyo guddoomiye...

Post

DABAGAL : Dhimasho & dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay Beledwayne+Xaaladda

Beledwayne (Raxanreeb ) Wararka  caawa naga soo gaaraya magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay  in halkaas ay ka qarax dad lagu dilay kuwo kalena lagu dhaawacay. Hal Ruux ayaa geriyootay illa 3 ruux oo kalana waxaa soo gaaray dhawaacyo halkaas oo lagu weeraray  koox dhallinyara ah oo cawaynaysay. Sida ay ku warameen goobjoogayaal halkaas...

Post

XOGTA : Al- Shabaab & Dowladda oo wada-hadlaya & SABABTA keentay

Muqdisho (Raxanreeb ) meelo ka mid ah dalka waxaa ka soconaya dagaalka u dhaxeeya ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya  iyo kuwa Al- Shabaab . Laamaha amniga Dowladda ayaa sheegaya in ciidanka dowladda  horumar ay ka – gaareen dagaalka ka socdo gobolada qaar ee dalka . Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim ayaa sheegay maanta...

Hamza Abdi Barre muxuu u sheegay maanta ciidankii laga keenay Ereteriya ?
Post

Hamza Abdi Barre muxuu u sheegay maanta ciidankii laga keenay Ereteriya ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Hamza Abdi Barre ayaa maanta kormeer ku tagay Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay deggan yihiin Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka ee tababarka dhowaan ku soo qaatay waddanka Ereteriya. Ra’iisul Wasaaraha oo la hadlayay ciidanka ayaa xusay in shacabka Soomaaliyeed aaminsan yihiin in cadawga Khawaariijta muddo kooban kaga sifayn...

Post

Kulanka Golaha shacabka oo kooram la’aan u baaqday.

Muqdisho (Raxanreeb ) Kulanka Golaha Shacabka ayaa maantaa u baaqday Kooram La’aan kadib markii ay Xildhibaanada soo xaadiri waayeen Wuxuuna ajandaha kulanka maanta ahaa Akhrinta koowaad ee hindise sharciyedka Hey’adda Sirdoonka. ”Xildhibaano Dad iyo Dal ayaa idin sugaayo ma ahan inaad Guryihiina jiifatiin,maasuuliyad waa mid uu Alle idinkugu xisaabtamaayo” sidaas waxaa sheegtay xildhibaan Xil Qaali...

Post

XOG : Khilaaf ka taagan  doorashada Guddoonka Guddiga Dastuurka

Muqdisho (Raxanreeb ) Xog ay heshay RBC ayaa sheegaysa in  Khilaaf  uu ka taagan yahay doorashada guddoonka guddiga dastuurka ee labada gole ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. khilaafka ayaa la sheegayaa inuu  salka ku hayo  shaqsiga loo dooranaya Guddoomiyaha guddiga dastuurka ee labada gole. Dhowr mar ayay baaqatay doorashadaan oo la rabay in ay ka dhacdo ...