Day: January 25, 2023

Post

Bringing every one to the table: Supporting distributed leadership in Somalia’s education sector

Conflict, environmental disasters, and displacement make it difficult to provide quality education to Somalia’s children and youth. Instability derails access to school, training educators and getting materials to students. It also destroys a community’s sense of trust and wellbeing, which are critical to building resilience and learning. Officials across Somalia’s Ministry of Education, Culture, and...

Post

Dowladda oo soo bandhigay  tirade xubnaha Al- Shabaab ee ay dileen.

Muqdisho (Raxanreeb ) Wasiirka warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Da’ud Aways ayaa  faahfaahin maanta oo Arbaca aha ka  bixiay howlgalada Dowladda ee ay ka wado deegaano badan oo   gobolada dalka Wasiir Daa’uud Aweys ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay guullo waaweyn ka gaareen howlgallo ka dhacay Galmudug, HirShabelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland. Waxa uu xusay wasiirka...

Post

Rasaasta Dowladda oo laga iibiyo kooxda Al- Shabaab

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa soo baxaya war dhiilo leh oo la xiriira in hadda goobaha dagaalada ay ka socdaan lagu kala iibsado – rasaasta Dowladda Federaalka Soomaaliya. Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa xaqiijinaya jiritaanka rasaas ciidanka Dowladda ay lahayeen oo laga iibiyay kooxda Al- Shabaab oo dagaal kala soo  horjeeda Dowladda Soomaaliya. Ciidanka oo aan...