Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa Axaddii sheegay in dowladdiisa ay wada hadal la furtay jabhadda Oromada ah ee OLA, oo ka dagaalanta gobolka Oromada, oo ah gobolka ugu weyn uguna dadka badan dalkaas.
Month: April 2023
Meydadka dadka qaar uu baadari kula taliyey iney gaajo isku dilaan oo lasoo saaray
Booliiska Kenya, ayaa ka soo saaray meydadka 47 qof meel u dhow magaalada xeebta ah ee Malindi, xilli ay baarayeen wadaad diinta faafinayay, oo la sheegay in uu u sheegay dadka raacsan inay gaajo isu dilaan.
MUQDISHO :Hub & dhar ciidan oo lagu soo saaray Hotelo ku yaalla Caasimadda
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku soo bandhigay , dharka ciidanka Soomaaliya sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Dowladda . Hotelo ku yaalla caasimadda ayaa lagu soo qabtay , hubkan iyo dharka ciidanka Soomaaliya halkaas oo ay howlgal ciidanka ay ka fuliyeen. Ciidanka Soomaaliya ayaa gudaha u galay dhawr meelood oo ...
10 Ruux oo hal qoys kawada tirsan oo lagu toogtay Koonfur Africa
Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in toban ruux oo isku qoys ahaa lagu dilay weerar lagu qaaday guri ay deganaayeen.
Sarkaalkii howlgalinta ciidanka xoogga dalka oo dayac ugu geeriyooday Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Sarkaal in muddo ah ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho ayaa caawa ku geeriyooday isbitaalka Digfeer ee caasimadda dalka. Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray AUN Abdicasiis oo ahaa madaxii howlgelinta ciidanka Danab waxna ku soo bartay dalka Maraykanka ayaa Muqdisho ugu geeriyooday dayac dowladeed. Labadii isbuuc ee la soo dhaafay ayaa sarkaalkan ku xanuunsanaa...
Uk oo muwaadiniinteeda kala baxday dalka Sudan
Diblomaasiyiin British ah iyo qoysaskooda ayaa laga soo daadgureeyay dalka Suudaan iyagoo ku guda jira howl-gal aad u adag oo degdeg ah, sida uu xaqiijiyay Ra’iisul Wasaare Rishi Sunak.
Odayaal Al- Shabaab ay ku laayeen Masgawaa oo Muqdisho lagu aasay
Muqdisho (Raxanreeb ) –Maanta waxaa qabuuro ku yaala deegaanka Daaru sallaam ee magaalada Muqdisho lagu aasay Saddex Oday dhaqameed oo shalay lagu dilay weerarka degaanka Masagawaay ee gobolka Galgaduud. Odayaashan ayaa safka hore uga jiray abaabulka gulufka ka dhanka ah Al-Shabaab. Alle ha u raxmadee, odayaashan hormuudka u ahaa Macawiisleyda degaanka ee la aasay magacyadooda...
Dhammaan shaqaalihii safaaradda Maraykanka oo laga daad-gureeyay Suudaan
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay sheegay in militariga Mareykanku ay soo afjareen daadgureynta shaqaalaha safaaradda Mareykanka ee Suudaan, wuxuuna ku baaqay in lasoo afjaro rabshadaha aan "mabda'a laheyn" ee halkaas ka dhacay, iyadoo laba hoggaamiye oo iska soo horjeeda ay ku loollamayaan awoodda Sudan.
Rag hubeysan oo xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ay xalay ciidamada Booliska Soomaaliya ka sameeyeen gudaha degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.
Dood Sharci ”Haddii sharci jiri lahaa Madaalle Maxkamad ayuu wajahi lahaa”
Muqdisho (Raxanreeb ) Muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujiya Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ula la dhacaya dhallinyaro ku cawaysanaysa xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Goobta uu tagay Guddoomiye Madaalle oo ah meel sanado badan lagu cawayn jiray ayaa la sheegay in ujeedka ahayn in la suuliyo waxyaabo anshax ahayn bulshada u wanaagsanayn. Waxaa la...






