Day: September 17, 2023

Dab ka Kacay Suuqa ‘’Tog- Wajaale ‘’ oo lagu guuleystay in la damiyo
Post

Dab ka Kacay Suuqa ‘’Tog- Wajaale ‘’ oo lagu guuleystay in la damiyo

Wajaale (Raxareeb ) Ciidamada Dab Damiska ee Somaliland ayaa soo afjaray daminta dab xalay fiidkii ka kacay suuqa degmada Tog Wajaale oo ku taala xuduudda Somaliland la wadaagto dalka Itoobiya, waxaana jira khasaare ka dhashay. Dabka ayaa inta badan baabi’iyay mehrado ganacsi oo aad u ballaaran, waxana hadda socota qiimeynta hantida ku basbeeshay suuqaan oo...

Dagaal  u dhaxeeya ciidanka Itoobiya iyo Al Shabaab oo ka dhacay BAKOOL
Post

Dagaal  u dhaxeeya ciidanka Itoobiya iyo Al Shabaab oo ka dhacay BAKOOL

Baydhabo (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya deegaano ka mid ah gobolka Bakool ayaa sheegaya  in halkaas ay isku fara saareen ciidanka Itoobiya iyo xubno ka mid ah kooxda Al- Shabaab. Wali lama oga khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay dagaalka u dhaxeeya ciidamada Itoobiya iyo kuwa Al Shabaab, waxaana wali aaga dagaalka...

PUNTLAND : 19 Xubnood oo ka tirsan Daacish oo la horkeeyay Maxkamad
Post

PUNTLAND : 19 Xubnood oo ka tirsan Daacish oo la horkeeyay Maxkamad

Garoowe (Raxanreeb ) maamul goboleedka  Puntland ayaa maxkamad saartay 19 xubnood oo isugu jira argagixisada Daacish iyo xbno kale oo ka tirsan kooxda Al- Shabaab. Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland xarunteeda Boosaaso ee gobolka Bari ayaa la hor keenay shabakadahan argagixisada ah sida saraakiishu ay sheegeen. Wararka ayaa xaqiijinaya in xubnahan ay ku jiraan...

Faahfaahin: Dagaalkii Ceel la-helay intaan ka og nahay illaa hadda
Post

Faahfaahin: Dagaalkii Ceel la-helay intaan ka og nahay illaa hadda

Gaalkacyo (Raxanreeb ) Dowladda Somalia way ka gaabsatay ka hadalka dagaal iyo qaraxyo Al-Shabaab ku qaaday tuulada miyaga ku taalla ee Ceel La-helay ee gobolka Galgaduud Jimcihii shalay. Warbaahinta gudaha ayaa iyana aan awoodin inay goobta gaarto, halka wariyayaasha tirada yar ee wararka ka baahinaya Muqdisho ay wajahayaan hanjabaado ka reebaya inay xaqiiqada jirta dadka...