Day: September 27, 2023

Home » Archives for September 27, 2023
Booliska BELEDWAYNE oo hal qof u qabtey qaraxii dadka badan ku dhinteen
Post

Booliska BELEDWAYNE oo hal qof u qabtey qaraxii dadka badan ku dhinteen

Beledwayne (Raxanreeb ) Hay’adaha amniga magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa in  ay gacanta ku dhigeen shaqsiyaad la sheegay inuu ku lug lahaa weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Beledwayne Hiiraan. Taliska  ciidanka  booliska Beledwayne ayaa sheegay in howlgal ka dib ay ku guulaysteen in gacanta ay ku soo dhigaan ,...

Wararkii ugu dambeeyay duqeyn diyaaradeed oo kadhacday Galgaduud
Post

Wararkii ugu dambeeyay duqeyn diyaaradeed oo kadhacday Galgaduud

Dhuusmareeb (Raxanreeb) Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn diyaaradeed oo kadhacday degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Sidoo kale, duqeyntan ayaa waxaa lasheegay in ey kadhacday goob ey isku uruursanayeen xubno kamid ah kooxda Al-Shabaab oo kutaala deegaanka Cali Xeyle ee gobolkaasi. Dhanka kale, macada qasaaraha rasmiga ah ee kadhashay duqeyntaan kadhacday gobolka Galgaduud sidoo...

Taliyaha NISA Dayniile lagu ”khaarijin” lahaa degmadaas+ khasaare jira
Post

Taliyaha NISA Dayniile lagu ”khaarijin” lahaa degmadaas+ khasaare jira

Muqdisho (Raxanreeb ) Warar  aan ka helayno degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in  Taliyaha NISA ee degmada Dayniile  uu ka badbaaday isku day dil. Waxa ay ka danbeysay tani ka dib markii loo taabtay miinada dhulka lagu aaso – oo lala eegtay gaari uu saarnaa Taliyahan oo loo yaqaano Seedi – XUME ....

Post

Kenya confident its police will end Haiti gang war

Kenya says it’s confident the deployment of hundreds of its police to Haiti by January will end gang warfare there. Last year Haiti’s government appealed for help due to the spiralling gang violence. Gangs have largely overpowered the police and now have more than three-quarters of the capital under control. Initially Kenyan officials spoke of...

Post

IGAD to hold ministerial meeting on adoption of IGAD youth policy

The Inter-Governmental Authority on Development (IGAD), in collaboration with the Horn of Africa Youth Network (HoAYN) and Save the Children, is set to convene a significant Ministerial Meeting aimed at finalizing the adoption of the IGAD Youth Policy. Scheduled for September 27 in Nairobi, Kenya, the Ministerial Meeting follows a two-day gathering of Technical Experts...

Post

SJS urges Somalia court to dismiss the case against journalist Bulbul and grant his freedom following rejection of charges

The Somali Journalists Syndicate (SJS) calls for the Banadir Regional Court to secure the freedom of of SJS Secretary of Information and Human Rights, Mohamed Ibrahim Bulbul since the judge on Monday refused the charges brought by the Office of the Attorney General. During his first court hearing on Monday, September 25, the Judge at the Banadir...

Shirar siyaasadeed isbahaysi maamul goboleedyada ah oo ka socda NAIROBI
Post

Shirar siyaasadeed isbahaysi maamul goboleedyada ah oo ka socda NAIROBI

Nairobi ( Raxanreeb) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxa ku sugan qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada dalka kuwaas oo halkaas kulamo is daba jooga ah ka wada. Wararka la helayo ayaa sheegaya in kulamadan ay yihiin kuwa ka dhan ah Dowladda  uu hoggaaminayo Madaxwayne Xasan Sheekh oo la sheegayo in ay madaxdu ay...