Day: September 30, 2023

Post

Suicide attack on tea shop in Somalia capital kills at least seven

A suicide bomber blew himself up at a shop selling tea in Somalia’s capital, killing at least seven people, police and witnesses have said. The explosion on Friday occurred inside a tea shop in Bar Bulsho Mogadishu near the presidential palace in central Somalia, said police spokesman Sadik Dudishe. “All the casualties were people spending...

Post

US pleads urgent action in phone call to Ethiopia

The United States says it is concerned about conflicts in Ethiopia’s Amhara and Oromia regions, and has appealed for political dialogue to end them. In a call with Ethiopia’s Prime Minister Abiy Ahmed, the US Secretary of State Antony Blinken called for human rights to be protected. According to an independent monitoring group called the...

SOCUS RY oo ka dhisan dalka Finland oo qalab Sports guddoonsiisay Bulsho Youth Academey.
Post

SOCUS RY oo ka dhisan dalka Finland oo qalab Sports guddoonsiisay Bulsho Youth Academey.

Muqdisho (Raxanreeb) Qalab sports oo heerkiisu sarreeyo ayaa  Hay’adda SOCUS RY oo ah Hay’ad ka shaqeysa dhiirri galinta iyo taageeridda dhallinyarada iyo bahda ciyaaraha waxay  ku wareejisay Bulsho Youth Academy oo ah Akadeemiyad magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Dayniile. Maamulka, Macallimiinta iyo Taageerayaasha Bulsho Youth Academy ayaa u mahad celiyay Hay’adda SOCUS RY iyo maamulkeeda oo uu ugu horreeyo Guddoomiye...

MUQDISHO :Tirada qarax ismaadiim ah oo ka dhacay Ceelasha oo kordhay.
Post

MUQDISHO :Tirada qarax ismaadiim ah oo ka dhacay Ceelasha oo kordhay.

Muqdisho (Raxanreeb )Warar  dheeraad ah ayaa  laga helayaa weerar loo adeegsaday bam gacmeed oo ka dhacay fariisin ay ciidanka xasilinta ku leeyihiin isgoyska deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho. Saraakiil  ka tirsan  Dowladda ayaa sheegay in ay wadaan baaritaan la xiriira sida uu u dhacay qaraxan oo qalqal galiyay amniga deegaanka Ceelashabiyaha ee duleedka  magaalada...