Month: September 2023

RW Xamze oo Mareykanka kulan kula qaatay Ilhaan Omar
Post

RW Xamze oo Mareykanka kulan kula qaatay Ilhaan Omar

New York (Raxanreeb ) R/Wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa ku qaabilay magaalada New York, Xildhibaan Rep. Ilhan Omar oo ka mid ah Aqalka Wakiillada dalka Mareykanka oo salaan ugu tagtay R/Wasaaraha. Sidoo kale, Xamze iyo Xildhibaan Ilhaan ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan horumarka laga sameeyay dhinacyada amniga, siyaasadda, dhaqaalaha...

Shiinaha oo 103 diyaaradood u dirtay hawadaTaiwan
Post

Shiinaha oo 103 diyaaradood u dirtay hawadaTaiwan

China (Raxanreeb)  Shiinaha ayaa u diray hawada Taiwan illaa 103 ka mida diyaaradohooda dagaalka, intii u dhexeysay subaxnimadii Axadda illaa subaxnimadii Isniinta, sida ay sheegtay wasaaradda difaaca ee Taiwan. Sidoo kale, Wasaaradda ayaa Isniintii u soo jeedisay Shiinaha inuu joojiyo “tallaabooyinka halka dhinac ka socda ee keeni kara burburka”. “Caga-juglaynta milateri ee joogtada ah ee...

Su’aal ku gadaaman qabashada Deegaanka Camara oo laga saaray AS
Post

Su’aal ku gadaaman qabashada Deegaanka Camara oo laga saaray AS

Camaara  (Raxanreeb) Ciidanka dowladda iyo shacabka hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in  si buuxda ula wareegay gacanta ku haynta magaalada Camaara ee gobolka Mudug. Sida aan wararka ku heleyno ciidamada ayaa dhowr jiho ka weeraray magaalada Camaara oo hadda aheyd xarunta ugu weyn ee kooxda Al Shabaab ka joogeen gobolka Mudug, kaddib markii maalin kahor...

Warqad Laguu Jarey Kama Tarjumi Karto Jinsiyaddaada iyo waxa aad tahay!
Post

Warqad Laguu Jarey Kama Tarjumi Karto Jinsiyaddaada iyo waxa aad tahay!

Muqdisho (Raxanreeb) Warqad kii bixiyey kaala laaban karo iyo jinsiyadda shaqsiga ama muwaadinnimadu iskuma xirna. Soomaalidu hore ayey jaha wareer ugu jirtey, waxaase hadda muuqaneysa in mid cusub la dhex geynayo, kaas oo khatar ku noqon kara jiritaanka Jamhuuriyadda iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed. La yaab ayey igu noqotey, in Madaxweynaha kooxda Villa Somalia uu warbaahinta...

Shir u dhaxeeya hay’adaha gargaarka iyo Puntland oo ka qabsoomay Garoowe
Post

Shir u dhaxeeya hay’adaha gargaarka iyo Puntland oo ka qabsoomay Garoowe

Garoowe (Raxanreeb) Ku-simaha Madaxweynaha, isla markaana ah Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa shir guddoomiyey shirka Hay’addaha caalamiga ah iyo  kaas oo ka qabsoomay Madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Shirweynaha u dhexeeya Hay’addaha Caalamiga ee daneeya Arrimaha Soomaaliya iyo hay’addaha Dowladda Puntland ayaa ujeedkiisu ahaa 4 qodob oo kala ah. 1. Wacyi-gelinta xaaladaha bini’aadantinimo...

 Guddoomiye ku xigeen ka tirsanaa Sh. Hoose oo qarax miino lagu dilay
Post

 Guddoomiye ku xigeen ka tirsanaa Sh. Hoose oo qarax miino lagu dilay

Afgooye (Raxanreeb) Wararka aan ka helayno deegaano ka mid ah gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in halkaas qarax miino lagu dilay Guddoomiye ku xigeenkii deegaanka Mareeray ee Shabeellaha hoose. Guddoomiye ku xigeenkii Deegaanka Mareerey ee Degmada Afgooye Cali Cumar ayaa la kacday gaarigiisa miino la galiyay wadada dhinaceeda. Waxaa lagu soo waramayaa in sidoo kale...

Nin ku hubeysan oo dhac ka geytay Garoowe oo gacanta lagu dhigay
Post

Nin ku hubeysan oo dhac ka geytay Garoowe oo gacanta lagu dhigay

Garoowe (Raxanreeb) Booliiska ee ka howlgala magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa xabsiga dhigay nin hubeysan oo muuqaalkiisa saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshada si weyn loogu baahiyay. Sidoo kale, shaqsigan hubeysan ee ciidamada xireen ayaa waxaa muuqaalkiisa duubay kaamirada CCTV , isaga oo si xoog ah iyo qoray caaradiisa kaalin shidaal gaari uu watay...

Gorfeynta Buugga Taariikhda Madaxweyne Aadan Cadde
Post

Gorfeynta Buugga Taariikhda Madaxweyne Aadan Cadde

Magaca Buugga: President Aden Abdulla-His Life and Legacy Qore: Mohamed Issa Trunji Cadadka: 224 bog AHN Madaxwayne Adan Cabdulle waxaa uu ku jiraa dadka dhifta ah ee taariikhdu sida wacan u maamuustay kuna sharaftay inuu ahaa halyay dalkiisa iyo dadkiisa wixii uu tari karay ka gaystay. Madaxwayne Adan wuxuu ku dhashay tuulada Ceel Qurun oo...