Month: September 2023

PUNTLAND : 19 Xubnood oo ka tirsan Daacish oo la horkeeyay Maxkamad
Post

PUNTLAND : 19 Xubnood oo ka tirsan Daacish oo la horkeeyay Maxkamad

Garoowe (Raxanreeb ) maamul goboleedka  Puntland ayaa maxkamad saartay 19 xubnood oo isugu jira argagixisada Daacish iyo xbno kale oo ka tirsan kooxda Al- Shabaab. Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland xarunteeda Boosaaso ee gobolka Bari ayaa la hor keenay shabakadahan argagixisada ah sida saraakiishu ay sheegeen. Wararka ayaa xaqiijinaya in xubnahan ay ku jiraan...

Faahfaahin: Dagaalkii Ceel la-helay intaan ka og nahay illaa hadda
Post

Faahfaahin: Dagaalkii Ceel la-helay intaan ka og nahay illaa hadda

Gaalkacyo (Raxanreeb ) Dowladda Somalia way ka gaabsatay ka hadalka dagaal iyo qaraxyo Al-Shabaab ku qaaday tuulada miyaga ku taalla ee Ceel La-helay ee gobolka Galgaduud Jimcihii shalay. Warbaahinta gudaha ayaa iyana aan awoodin inay goobta gaarto, halka wariyayaasha tirada yar ee wararka ka baahinaya Muqdisho ay wajahayaan hanjabaado ka reebaya inay xaqiiqada jirta dadka...

Olole muddo kordhin loogu sameenayo MD Deni oo socda iyo buuq taagan
Post

Olole muddo kordhin loogu sameenayo MD Deni oo socda iyo buuq taagan

Garoowe (Raxanreeb)   Garoowe ee xarunta maamulka Puntland Wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan tirada xildhibaannada Puntland ee u ololaynaya in mudda kordhin loo sameeyo hay’adaha dowladda. Sidoo kale, Xildhibaannada ka tirsan xisbiga Kaah uu hoggaamiyo madaxweyne Siciid Deni ayaa sida la xaqiijinayo muddooyinkii danbe Baarlamaanka ka dhex waday ololaha mudda kordhinta...

Post

Somalia takes lessons from frequent drought

Somalia may have been pummelled by drought for five straight seasons, but officials in Mogadishu say the people here won’t give up yet. And Khadija Mohamed Almakhzoumi, the Federal Minister for Environment and Climate Change said this week the three-year dry weather, sometimes punctuated with sudden floods, has forced her government to relook at its...

Post

Here’s how Somali art will take centre stage for the first time at Nuit Blanche – featuring ancient artifacts dating back 200 years

Nuit Blanche is officially at Toronto’s doorstep and that means residents are gearing up to experience the city through the eyes of multi-talented artists. This year’s theme is Breaking Ground where visionaries are encouraged to explore themes surrounding both innovation and change through curated exhibitions, installations and independent projects by participating cultural institutions. In fact,...

Post

Mastercard Launches Classic and Platinum Debit Cards in Partnership with Amal Bank

Mastercard is launching Classic and Platinum Debit Cards in partnership with Amal Bank, one of the largest banks in Somalia in terms of its branch network and customers. This partnership will grant consumers greater accessibility to Mastercard’s global services, and Amal Bank’s local availability and services. As leaders in technology and payment services, Mastercard and...

Intuu la eg yahay dhaawac Madaxwaynaha Galmudug Qoorqoor ?
Post

Intuu la eg yahay dhaawac Madaxwaynaha Galmudug Qoorqoor ?

Muqdisho (Raxanreeb) Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa lagu dawaynayaa isbitaalka Digfeer ee magaalada  Muqdisho ka dib dhaawaac ka soo gaaray weerar Al- Shabaab ay ku qaadeen deegaano hoos yimaada Baacaadwayne halkaas oo uu ku sugnaa Qoorqoor Madaxwaynaha ayaa  shalay loola soo cararay dhaawaciiisa magaalada Muqdisho , waxaana la sheegayaa in gacanta iyo...