Month: September 2023

Wasiirka Maaliyadda DF oo Dooxa kula kulmay dhiggiisa Qatar
Post

Wasiirka Maaliyadda DF oo Dooxa kula kulmay dhiggiisa Qatar

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige oo ku sugan dalka Qatar ayaa kulan gaar ah oo ku saabsan horumarinta Maaliyadda iyo dib-u-habeynta dhaqaalaha waxa uu kula yeeshay magaalada Dooxa dhigiisa Wasiirka Maaliyadda Qatar Cali Bin Axmed Al-Kuwari.

Xamza iyo Farmaajo oo ku kulmay Qatar
Post

Xamza iyo Farmaajo oo ku kulmay Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa la kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo uu booqasho ugu tegay.

AS oo weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday deegaanka Nuur- Dugle  ee Sh.Dhexe
Post

AS oo weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday deegaanka Nuur- Dugle  ee Sh.Dhexe

AadanYabaal ( Raxanreeb )  Dagaal culus ayaa la sheegayaa inuu ka socdo Deegaanka nuur Dugle Ee Gobalka Sh/dhaxe waxaana la sheegayaa in AS ay halkaas weerar ku soo qaadeen Dagaalka ayaa u dhaxeeya AS iyo Ciidamada Deegaanka Ee Macaawisleyda, waxaana la sheegayaa in dagaalku culusyahay Macaawisleydana ay dagaalamayaan Sida aan wararka ku helnay weerarka Al...

KHILAAF  ka dhax Jira Madaxwaynaha Galmudug & ku xigeenkiisa
Post

KHILAAF  ka dhax Jira Madaxwaynaha Galmudug & ku xigeenkiisa

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Dhuusmareeb waxaa ka taagan khilaaf ka dhashay xil ka qaadis uu Madaxwayne ku xigeenka Galmudug Cali Ciid uu ku sameeyay wasiirka arrimaha gudaha maamulkaas Cabdi Maxamed Jaamac waayeel. ‘’Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa shaqadi ka joojiyay Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug ka dib markii uu Xagal daaciyay Dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabaab...

CAYLI  Jayte oo  sharuud adag ku xiray la shaqaynta Xasan Sheekh
Post

CAYLI  Jayte oo  sharuud adag ku xiray la shaqaynta Xasan Sheekh

Maxaas (Raxanreeb ) Seddaxdii maalin ee la soo dhaafay degmada Maxaas ee gobolka Galgaduud waxaa ka soconayay kulamo  u dhaxeeyay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud  iyo beelaha dega Hiiraan. Waxaa ku sugnaa kulamadan Waxgaradka iyo ugaasyada beelaha Hiiraan kuwaas oo tabasho ka qaba maamulka Hirshabeelle ee uu  hoggaaminayo Madaxwayne Cali Guudlaawe. Wararka  horudhaca ah ayaa sheegaya...