Month: September 2023

Bulbul oo NISA & ay ka kaxeeysay halkii uu ku xirnaa – halkee lala aaday ?
Post

Bulbul oo NISA & ay ka kaxeeysay halkii uu ku xirnaa – halkee lala aaday ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa ogaatay in Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha SJS Mohamed Ibrahim Bulbul laga kexeeyay Saldhigga Booliska  Xamar Jajab oo lagu hayey maalmahaan.  Askar hubeysan oo la sheegay inay booliska iyo NISA ka tirsan yihiin ayaana u kexeeyay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho. Waxaa xusid mudan in Isniintii 25...

Post

Qatar Airways executive says invasive gynecological examinations of passengers won’t be repeated

A senior Qatar Airways executive told an Australian Senate inquiry on Wednesday there would be no repeat of an incident at Doha’s international airport in 2020 in which female passengers were subjected to invasive gynecological examinations. Australian Transport Minister Catherine King said three weeks ago that the examinations of 13 Australian women who had boarded...

DENI oo shirar   kala duwan ka wada Nairobi – UJEEDKA , shirarkaas
Post

DENI oo shirar   kala duwan ka wada Nairobi – UJEEDKA , shirarkaas

Nairobi (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamulka Puntland oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa halkaas ka wada kulamo gooni goobi ah sida ay sheegayaan xogaha aan helayno. Madaxwayne Saciid Deni ayaa lagu soo waramayaa in kulamadan inta badan uu diirada ku saarayo arimo la xiriira doorashooyinka fooda ku ku soo haya ee Puntland iyo...

Sarkaal ajinabi oo Daacish ah  oo lagu soo bandhigay Puntland
Post

Sarkaal ajinabi oo Daacish ah  oo lagu soo bandhigay Puntland

Boosaaso (Raxanreeb ) Ciidanka maamul  Puntland ayaa gacanta ku dhigay xubno loo haysto in ay ka mid yihiin kooxda Daacish ee ka dagaalanta  buuraha Galgala ee gobolka Bari. Howlgal ay ciidanka ay fuliyeen  fuliyeen ayay ku soo qabteen shaqsiyaad Ajaaniib ahaa oo laamaha amniga ay sheegeen in ay yihiin Daacish ka – barbar dagaalamayay  kuwa...

Wiilal walaalo ah oo sabab la yaab leh dil u gaystay
Post

Wiilal walaalo ah oo sabab la yaab leh dil u gaystay

Nairobi (Raxanreeb ) Booliska Mbeere South, ee ismaamulka Embu ee dalka Kenya, ayaa gacanta ku haya labo wiil oo walaalo ah oo da’doodu tahay 19 iyo 30 jir, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay garaacis ku dileen nin ay hoyadood xiriir jaceyl kala dhaxeeyay, tuulada Itherembu, ee deegaanka Mariari. Taliyaha Boliska Koonfurta Mbeere Harrison Njuguna...

Mareykanka oo Isra’il u ogolaaday in Visa la’aan tagi karaan Mareykanka
Post

Mareykanka oo Isra’il u ogolaaday in Visa la’aan tagi karaan Mareykanka

New York (Raxanreeb) – Maraykanka ayaa markii ugu horraysay shaaciyey inuu u ogolaanayo Israa’iil inay qayb ka noqoto dalalka ay muwaadiniintoodu sida VISA la’aanta ah ku iman karaan Maraykanka waxaana tallaabadani ay u sahlaysaa in dadka haysta dhalashada Israa’iil ay dalka Maraykanka iman karaan, iyaga oo aan dalban wax dal-ku-gal ah, joogina karaan illaa 90 maalmood....

Xukun lagu riday maanta masuuliyiin iyo saraakiil u xirnaa Musuq maasuq
Post

Xukun lagu riday maanta masuuliyiin iyo saraakiil u xirnaa Musuq maasuq

Muqdisho (Raxanreeb ) Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukunno kala duwan oo xabsi ah ku riday qaar kamid ah masuuliyiintii iyo saraakiishii lagu helay in ay galeen eedeymo musuq maasuq. Sidoo kale Maxkamada ayaa dib xoriyadooda u siisay xubno kale oo la sheegay in lagu waayay wax eed ah oo la xiriirta musuq – kuwaas oo...

Post

President Dr. Hassan Sheikh Mohamud: A Bold Optimist!

For the first time in years, a massive counter-insurgency operations are launched with core commitment led by the Somali leadership, international partners, local communities with the sole aim of rooting out the militant group of Al-shabab in Somalia. This operation’s first phase sparked by after a clash of defeat to Al-shabab by the former governor...

Post

East Africa bloc climate service warns of higher temperatures alongside El Nino rains

The Horn of Africa will experience higher than normal temperatures between October to December, a period when the region is also expected to have El Nino rains that would lead to heavy flooding, the East African bloc climate service warned Wednesday. The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) Climate Prediction and Applications Center (ICPAC) said in...