The enduring conflict and insecurity have displaced some 569,000 people in Somalia in the first eight months of the year, the World Health Organization (WHO) said Tuesday. The WHO said the Somali government’s ongoing counter-insurgency operations against the al-Shabab terror group and tensions following clan disputes continue to cause insecurity and displacement in the country....
Month: September 2023
Tigrayans mourn fighters killed in Ethiopia war
Residents in Ethiopia’s northern Tigray region are mourning the death of fighters killed during the two year-long brutal war that ended last year. It comes as residents are now being told about their family members who were killed during the fighting against Ethiopian troops and their allies, sources from the regional capital, Mekelle, told the...
DHUUSMAREEB : Qaraxyo Gilgilay Galmudug + khasaaraha jira
Dhuusmareeb (Raxanreeb) Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka Galgaduud waxaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay qarax ismiidaamin ah kaas oo la doonayay in gudaha la galyo magaalada . Sida ay sheegayaan wararka aan helayno qaraxan oo gawaari laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay bar kantarool oo laga galo magaalada Dhuusmareeb , halkaas oo la sheegay in ...
Faah faahino dheeraad ah oo kasoo baxaya qarax ka dhacay Muqdisho
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax maanta degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, kaas oo dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac.
Garsoore ku sugan New York oo riday xukun ka dhan ah Trump
Donald Trump iyo wiilashiisa Eric iyo Don Jr waxay sameeyeen wax is-daba marin, iyagoo sanado badan sare u qaadayey qiimaha hantida ma guurtada ah iyo tan maaliyadeed ee shirkadda Trump Organization, waxaa sidaas Talaadadii xukmiyey garsoore ku sugan New York.
In ka badan 113 qof oo ku dhintay dab ka kacay xaflad aroos
Ugu yaraan 100 qof ayaa ku dhintay, in ka badan 150 kalena waa ay ku dhaawacmeen markii dab uu kacay intii xaflad aroos ay ka socotay hool ku yaalla magaalada Qaraqosh ee waqooyiga Ciraaq, waxaa sidaas Arbacadii sheegay mas’uuliyiinta.
Booliska BELEDWAYNE oo hal qof u qabtey qaraxii dadka badan ku dhinteen
Beledwayne (Raxanreeb ) Hay’adaha amniga magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa in ay gacanta ku dhigeen shaqsiyaad la sheegay inuu ku lug lahaa weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Beledwayne Hiiraan. Taliska ciidanka booliska Beledwayne ayaa sheegay in howlgal ka dib ay ku guulaysteen in gacanta ay ku soo dhigaan ,...
Wararkii ugu dambeeyay duqeyn diyaaradeed oo kadhacday Galgaduud
Dhuusmareeb (Raxanreeb) Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn diyaaradeed oo kadhacday degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Sidoo kale, duqeyntan ayaa waxaa lasheegay in ey kadhacday goob ey isku uruursanayeen xubno kamid ah kooxda Al-Shabaab oo kutaala deegaanka Cali Xeyle ee gobolkaasi. Dhanka kale, macada qasaaraha rasmiga ah ee kadhashay duqeyntaan kadhacday gobolka Galgaduud sidoo...
Taliyaha NISA Dayniile lagu ”khaarijin” lahaa degmadaas+ khasaare jira
Muqdisho (Raxanreeb ) Warar aan ka helayno degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Taliyaha NISA ee degmada Dayniile uu ka badbaaday isku day dil. Waxa ay ka danbeysay tani ka dib markii loo taabtay miinada dhulka lagu aaso – oo lala eegtay gaari uu saarnaa Taliyahan oo loo yaqaano Seedi – XUME ....
Kenya confident its police will end Haiti gang war
Kenya says it’s confident the deployment of hundreds of its police to Haiti by January will end gang warfare there. Last year Haiti’s government appealed for help due to the spiralling gang violence. Gangs have largely overpowered the police and now have more than three-quarters of the capital under control. Initially Kenyan officials spoke of...






