Month: September 2023

MUQDISHO : Kulanka ka dhan ah Laftagareen oo ka dhacay Villa Hargaysa
Post

MUQDISHO : Kulanka ka dhan ah Laftagareen oo ka dhacay Villa Hargaysa

Muqdisho (Raxanreeb ) Gudoomiye Aadan Madoobe iyo guddi ka socda Xubanaha isbedel doonka Koonfur Galbeed ayaa shir uga bilowday Villa Hargeysa. Xubnaha isbedel doonka waxaa kamid ah; Gudoomiyaashii hore ee Baarlamaanka, Jawaari, Mursal, Sharif Hassan, Wasiiru Dowlihii hore Arimaha Gudaha Senator Ilyas Ali Hassan iyo Agaasimihii Madaxtooyada Villa Somalia, Senator Hussein Sheikh Mohamud. Mas’uuliyiintan ayaa...

Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug oo howlglo kasameeyay Bacaadweyn
Post

Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug oo howlglo kasameeyay Bacaadweyn

Bacaadwayne (Raxanreeb )Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab iyo gaashaan ka helaya kuwa daraawiishta Galmudug iyo ciidanka deegaanka, ayaa howlgalo ballaaran wali kawada deegaanno kuyaalla gobolka Mudug. Sida wararku sheegayaan ciidanka huwanta ah ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday dhul howd ah oo kuyaalla deegaanka Shabeelow iyo tuulooyin ku dhaw dhaw oo katirsan...

Somaliland oo war kasoo saartay wada-hadallada Dowladda Federaalka
Post

Somaliland oo war kasoo saartay wada-hadallada Dowladda Federaalka

Hargeysa (Raxanreeb )Somaliland ayaa mar kale ku gacan sayrtay inay dowladda Federaalka Soomaaliya la gasho wada-hadallo ku saabsan in labada dhinac ay dib u midoobaan. Arrintan ayaa timid kadib markii madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni uu sheegay inuu diyaar u yahay inuu dhex-dhexaadiyo labada dhinac. Museveni ayaa qoraal uu soo dhigay X (Twitter) ku sheegay in...

Sagaal qof oo loo xiray in ay qish ahaan u bixiyeen imtixaanka ogolaanshaha Kuliyadda Caafimaadla
Post

Sagaal qof oo loo xiray in ay qish ahaan u bixiyeen imtixaanka ogolaanshaha Kuliyadda Caafimaadla

Booliska Gobolka Khyber Pakhunkhwa ee dalka Bakistaan ayaa soo xiray sagaal qof oo ka tirsan waaxda tacliinta sare, iyagoo lagu eedeynayo inay bixiyeen qishka imtixaanka ogolaanshaha Kuliyadda Caafimaadka. Sida laga soo xigtay Booliska, kooxdan ayaa qaadatay lacag u dhaxaysa 2.5 illaa 3.5 milyan oo Rubbi, taa badalkeedana waxay bixiyeen nuqul kamid ah imtixaanka oo ay ku direen aaladda waxa la isugu gudbiyo ee bulutuuth.

Post

Somalia on track for full debt relief in December, IMF says

Somalia is on course to receive a full debt relief from the International Monetary Fund (IMF) and other lenders in December this year, after making important reforms to boost domestic revenue collection and transparency in management of public finances. After the latest review of Somalia’s performance under the Extended Credit Facility arrangement, the lender said...

Post

Celebration of Somali influence on Toronto, ‘Dhis Bulshada,’ comes to Nuit Blanche

Toronto is home to one of the largest Somali diasporas in the country and this year, one of the city’s most popular art festivals will showcase the community’s art, culture and influence here. For the past two years, Aziz Farah has been slowly collecting Somali artifacts through online marketplaces, auctions and estate sales. This week,...

Post

Fleeing militants pose challenge to Somalia’s security

WASHINGTON — As Somalia’s army and allied clan militias continue to drive al-Shabab fighters out of locales in central Somalia, analysts warn the country could still face security threats from Islamist militants on the run. Somalia’s National Army is in the middle of a military offensive against al-Shabab. Since President Hassan Sheikh Mohamud declared a...

DFS oo Abu Dhabi ka doonaysa inay ka caawiso sii joogitaanka  ATMIS ee dalka
Post

DFS oo Abu Dhabi ka doonaysa inay ka caawiso sii joogitaanka  ATMIS ee dalka

Abu Dhabi (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa  ku jooga imaaraadka carabta ka horna waxa uu sii maray dalka Jabuuti oo uu kula kulmay Madaxwaynaha dalkaas. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  kala – hadlay madaxda Jabuuti iyo Imaaraadka carabta sidii gacan loogu siin lahaa dagaalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab ee ka...