Reham Saciidoo haweeney wariye ah kana howlgasha mid ka mid ah telefishinnada dalka Masar ayaashaqada laga joojiyay ka dib markii ay wax ka sheegtay cayilka haweenka ee xad-dhaafka noqda , hadalkaas oo muran dhaliyay.
Day: December 11, 2023
Ciidamada DF oo burburiyay saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen Bakool
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyo kuwa daraawiishta Koonfur Galbeed Soomaaliya, oo howlgal ka sameeyay deegaano hoostaga degmada Waajid, ee gobolka Bakool.
KARAASH oo yiri ‘’ DENI waa keliye taliye, digniin baa u jeedinayaa ‘’
Garoowe (Raxanreeb ) Waxaa soo ifbaxaya khilaaf salka ku haya arrimaha doorashooyinka kaas oo u dhaxeeya madaxwayne Saciid Cabdullaahi DENI iyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash. Karaash ayaa sheegay in Saciid Deni uu xiligan marooqsanayo dhamaana awooda hoggaanka maamul goboleedka Puntland taas oo uu yiri ‘’ ma ah wax la aqbali karo ‘’ Madaxwayne ku xigeenka...
DENI oo dhamaystiray Guddiga Doorashada & kan Khilaafka
Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwayanaha maamul goboleedka Puntland ayaa lagu soo waramayaa inuu soo gaba gabeeyay la tashiyada ku saabsan guddiga qabanaya doorashada maamulkaas. Madaxwaynaha ayaa sidoo kale waxaa lagu soo waramayaa inuu dhamaystiray Guddiga xalinta khilaafkaadka doorashada oo isha si aad ah loogu hayo. Guddiga ayaa sida la sheegayo badan xubno ka tirsanaa hay’adaha kala...
SJS marks Human Rights Day with Panel Discussion addressing pressing issues in Somalia
MOGADISHU, Somalia 10 December 2023 – On the occasion of Human Rights Day and the 75th anniversary of the Universal Declaration of Human Rights, the Somali Journalists Syndicate (SJS) hosted an engaging panel discussion in Mogadishu, addressing critical challenges faced by human rights in Somalia. The interactive session, which was televised by local stations, featured diverse...
Xarunta Barlamaanka Puntland oo quful la saaray- maanta maxaa jira ?
Garoowe (Raxanreeb ) Maxkamada Dastuuriga ee maamul goboleedka Puntland ayaa kala dirtay xubnaha Barlamaanka maamulkaas ka dib markii muran uu ka dhashay muddo kordhintii sanadka ahayd ee ay samaysteen. Buuq badan ayaa ka dhashay ka dib markii xal laga gaaray doorashada Madaxwaynaha in Barlamaanka maamulkaas uu isku caleema saarto inuu sii joogi doono muddo sanad...
120 qof oo ku dhintay ‘’daadad’’ ku dhuftay Soomaaliya.
Muqdisho (Raxanreeb ) Waxa isa soo taraya dadka ku dhintay daadadka iyo roobabka ka da’ay meelo ka mid ah Soomaaliya sida ay warisay Hay’adda Maareeynta iyo masiibooyinka Qaranka. Dadkan waxaa ku jira CARUUR , dumar iyo waayeel kuwaas oo ay qaadeen daadadka ka dhashay roobka ka da’aya magaalooyinka iyo tuulooyinka dalka. “Daadadka iyo fatahaadaha inta...
SJS oo Muqdisho ku qabtay dood cilmiyeed ku saabsan xaaladda xuquuqul insaanka ee Soomaaliya
Muqdisho(Raxanreeb )Maanta waa Maalinta Xuquuqul Insaanka oo sannad walba caalamka laga xuso 10ka bisha Disembar. Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa manta lagu qabtay dood cilmiyeed ay ka qeyb galeen dad kala duwan. Waa maalinta la maamuso Baaqa Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha (Universal Declaration of Human Rights) oo ay meelmariyeen xubnaha Qaramada Midoobay, 10kii...
BOOSAASO : Waddooyin muhiim ah oo ay xireen ciidanka gadoodsan.
Boosaaso (Raxanreeb ) Wararka laga helayo magaalada Bosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaas ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay , mushaar la’aan soo wajahday ciidanka maamulka. Ciidanka ayaa kala xirtay waddooyinka muhiim ah oo ku taala magaalada Boosaaso kuwaas oo diiday isu socodka. Saraakiil ka tirsan maamulka ayaa sheegay in xooga ay...