Day: December 29, 2023

Home » Archives for December 29, 2023
NUXURKA : Warmurtiyeed laga soo saaray wada- hadaladii DFS & Somaliland.
Post

NUXURKA : Warmurtiyeed laga soo saaray wada- hadaladii DFS & Somaliland.

Jabuuti (Raxanreeb ) Warmurtiyeedka Shirka Djibouti ee wadahadalada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Somaliland’ Ayadoo laga ambaqaadayo dardargelinta Geeddi-socodka wadahadalada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Somaliland ayaa waxaa shir socdey taariikhda u dhaxeysa 28 – 29 December 2023 isugu yimid dalka Djibouti laba wafdi oo ay kala hogaaminayaan Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh...

MUQDISHO : Xildhibaan Salaax Deyfullah oo lagu dilay Degmada Wadajir.
Post

MUQDISHO : Xildhibaan Salaax Deyfullah oo lagu dilay Degmada Wadajir.

Muqdisho (Raxanreeb ) War Raxanreeb uu ka helayo degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay xildhibaan hore ee ka tirsanaa Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Xildhibaan hore Ibraahim Salaax Deyfullah ayaa lagu diley Degmada Wadajir . Marxuumka oo madaxa ay xabad uga dhufteen Al- Shabaab  ayaa sawirkiisa waxaa...

Ilaalada RW Xamse oo rasaas ku furay taageeriyaal – Maxaa ka dhacay Garoonka Cayaaraha Muqdisho ?
Post

Ilaalada RW Xamse oo rasaas ku furay taageeriyaal – Maxaa ka dhacay Garoonka Cayaaraha Muqdisho ?

Muwdisho ( Raxanreeb ) Qaar ka tirsan dadkii garoonka banaankiisa joogay ee doonaayay in ay gudaha galaan ayaa rasaas ooda looga qaaday. Ilaalada Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Bare ayaa rasaas dadka ku furay sida ay sheegayaan dadkii mashaqada la kulmay oo warbaahinta la hadlay. Gudaha Garoonka waxaa ku sugan tiro yar waxaana dadku ay buux dhaafiyeen...

Caqabadaha ku hor gudban shirka u socda Somalia & Somaliland.
Post

Caqabadaha ku hor gudban shirka u socda Somalia & Somaliland.

Magaalada Jabuuti waxaa isugu tegey wufuud ay hogaaminayaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, halkaasoo uu durba kulan uga billowday. Bishii Juun sanadkii 2020-kii waxaa isla dalka Jabuuti ku shiray madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweyne Muuse Biix Cabdi, ayadoo markii...

Maxamed Siciid Faroole ” Anigoo ka xun ayaa ka tagay xukuumadda DENI “
Post

Maxamed Siciid Faroole ” Anigoo ka xun ayaa ka tagay xukuumadda DENI “

Garoowe ( Raxanreeb ) War ka soo baxay Wasiirka Qorshaynta xukuumadda Saciid Deni Maxamed Saciid Faroole ayuu ku sheegay inuu isaga tagay xukuumadda Deni. Arintan ayuu salka uga dhigay Wasiirka talaabooyin uu ku qaaday Madaxwayne Saciid Deni oo ugu sii daraysa xaaladda hadda ka taagan arrimaha doorashooyinka . Qoraal uu ku baahiyay baraha bulshada ay...

Talaabo kale ee uu qaaday Saciid DENI oo ka caraysiisay Karaash.
Post

Talaabo kale ee uu qaaday Saciid DENI oo ka caraysiisay Karaash.

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Deni oo waqtiga uu ka dhamaanayo ayaa markale lagu soo waramayaa inuu qortay xubno cusub oo la sheegay inay matalayaan SSC Khaatumo oo hore isaga diiday ka mid noqoshada Barlamaanka Puntland. Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash oo ka soo jeeda SSC Khaatumo ayaa sharci darro ku tilmaamay...

DHAQAAL XUMIDA DALKA : π‰πšπšπ§π π¨π¨π²π§π­πš 𝐐𝐒𝐒𝐦𝐚𝐑𝐚 𝐒𝐲𝐨 πƒπšπ€π‘π₯𝐒𝐠𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐚𝐦𝐒𝐒𝐬𝐑𝐚
Post

DHAQAAL XUMIDA DALKA : π‰πšπšπ§π π¨π¨π²π§π­πš 𝐐𝐒𝐒𝐦𝐚𝐑𝐚 𝐒𝐲𝐨 πƒπšπ€π‘π₯𝐒𝐠𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐚𝐦𝐒𝐒𝐬𝐑𝐚

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa suurtagal ah inaad dhowr jeer aragtay dukaankii ama goobtii ganacsi ee aad macaamiilka u aheyd oo la xiray (ama burburay). Kadib, waxaa dhacda inaad iswaydiisid sababta loo xiray ganacsigaas. Arimo badan ayaa sabab u noqon kara burburka ganacsiyada ka jira Soomaaliya. Hasa-yeeshee, qormadaan kooban waxaan ku eegayaa oo kaliya mid ka...