Day: December 20, 2023

Home » Archives for December 20, 2023
Wasiir Khadiijo oo ku geeriyooday Jabuuti ka dib markii maalmo ay xanuunsanaysay.
Post

Wasiir Khadiijo oo ku geeriyooday Jabuuti ka dib markii maalmo ay xanuunsanaysay.

Jabuuti (Raxanreeb ) Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti waxaa ku geeriyooday AUN Wasiirkii Haweenka iyo xuquuqul Insaanka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye. Wasiir Khadiijo ayaa dalka Jabuuti kaga qayb gali lahayd shirka Hirtage oo lagu casuumay hase ahaatee halkaas ayay ku xanuunsatay. Waxa ay ka timid maalmo ka hor magaalada Baydhabo ee gobolka Baay oo ay...

IMF ‘’ Soomaaliya waxaa la siin doonaa dayn cusub ‘’
Post

IMF ‘’ Soomaaliya waxaa la siin doonaa dayn cusub ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Guddiga sare ee IMF ayaa si rasmi ah u ansixiyay 100 milyan oo dollar oo deyn cusub ah oo Soomaaliya la siinayo. Guddiga sare ee hay’adda ayaa shaaciyay in lacagtaan ay ku bixineyso muddo saddex sano ah gudahood. Dayntaan cusub ayaa waxay ku dhisan tahay horumarka ilaa hadda la gaaray, oo ay...

MUDUG oo ay ku dagaalmeen ciidanka Dowladda & kooxda AS .
Post

MUDUG oo ay ku dagaalmeen ciidanka Dowladda & kooxda AS .

Gaalkacyo (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo kooxda Al- Shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka  Mudug , halkaas oo ay ka socdaan howlgalo amniga lagu sugayo. Deegaanada lagu soo waramayo in dagaalk si gaar ah uu uga socdo aya ah Buurta Yackoos oo u dhaxeysa...

Post

Puntland Minister: Hijacked M.V Ruen spotted, pirates permit medical treatment for injured crew

The Maltese-flagged vessel M.V Ruen, hijacked by a group of 15 to 18 armed men, has been located near the town of Bareeda in Somalia’s semi-autonomous Puntland region, Puntland minister said. Ahmed Yasin, Puntland’s Minister of Ports, disclosed that the pirates seized the merchant vessel and breached Puntland waters on Monday. According to Minister Yasin,...

Maxkamad xukuntay in  Trump uusan u tartami karin doorashada soo socota
Post

Maxkamad xukuntay in  Trump uusan u tartami karin doorashada soo socota

Colorado (Raxanreeb ) Maxkamadda Sare ee gobolka Colorado ayaa xukuntay in Donald Trump uusan u tartami karin xilka madaxtinimada sanadka soo socda, iyadoo soo xiganeysa qodob ka mid ah dastuurka. tartami karin xilka madaxtinimada sanadka soo socda, iyadoo soo xiganeysa qodob ka mid ah dastuurka. Go’aan taariikhi ah, ayay maxkamaddu ku xukuntay in Mr Trump...

Suurtagal ma tahay in Xasan uu kala jabiyo mucaaradka ?- Shirka Villa Somalia.
Post

Suurtagal ma tahay in Xasan uu kala jabiyo mucaaradka ?- Shirka Villa Somalia.

Muqdisho (Raxanreeb ) MW Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu kula kulmo xubno ka mid ah siyaasiin iyo madax hore kuwaas oo aad u dhaliilsan siyaasadda Xasan Sheekh. Waxa lagu wadaa in Xasan Sheekh uu  kala hadlo xubnaha uu la kulmi doono arrimo ku saabsan waxyaabaha u qabsoomay dowladiisa iyo sida...