Ma jiro heshiis ka dhaxeeya Hungary iyo Turkey oo ku aadan ansixinta codsiga Sweden ee xubinnimada NATO, waxaa sidaas maanta sheegay ra’iisul wasaaraha Hungary Viktor Orbán.
Day: December 21, 2023
SSC oo go’aan ka qaadatay doorashada Puntland
Garaad Jaamac Garaad Cali, oo kamd ah, Isimada Dhaqanka maamulka cusub ee SSC-Khaatuma oo warbaahinta kula hadlay Laascaanood, ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi iyo arrimo ku saabsan doorashooyinka maamulka Puntland
Firdhiye ‘’Isimada waa inay yimaadaan Laascanood ‘’- Shir muhiim ah.
Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolkaSool waxaa lagu wadaa inuu ka dhaco shir guud oo ay leeyihiin Odayaasha iyo isimada maamulka SSC- Khaatumo. Magaalada waxaa la filayaa in ay gaaraan xubnaha ka qayb galaya shir muhiim ah oo uu ku baaqay Hoggaamiyaha maamulkaas Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye. Hoggaamiye Firdhiye ayaa dhammaan hoggaanka dhaqanka...
Maydka wasiir Khadiiyo oo maanta la keenay Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) maanta oo Khamiis ah waxa garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay maydka AUN wasiirkii haweenka Khadiijo Maxamed Diiriye. Wasiir Khadiijo ayaa shalay waxa ay ku geeriyootay , dalka Jabuuti halkaas oo maalmo ay ku xanuunsanaysay iyadoo ujeedkoodu ahaa in ay ka qayb gasho shir halkaas ka socday. Wasiiro ka...
DENI oo wajahaya mucaarado xooggan & isbahaysyo ka abuurmaya
Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee Puntland waxaa ka soconaya Ololaha doorashada oo loogu jiro hanashada kursiga madaxtinimada maamulkaas waxaana halkaas ku sugan musharaxiin badan. Ololaha socda ka sakow waxaa arrimahaas bar bar socda kulamada looga hadlayo sidii doorashadu ay ugu dhici lahayn si daahfuran oo qori isku dhiib ah oo aanay wax dhibaata ah...
Mareykanka oo u taag la’ weerarada soo badanaya Xuutiyiinta
Sanca (Raxanreeb )Ciidamada Mareykanka iyo xulafadooda ayaa wada abaabul ay kaga jawaabayaan weerarada Xuutiyiinta oo sii kordhaya ee lagu bartilmaameedsanayo marinka muhiimka ah ee maraakiibta ee Badda Cas. Maraykanka ayaa ku dhawaaqay abuuritaanka ciidamo la xoojiyey oo ilaalinta badda ah oo ka hawlgala koonfurta badda cas, isku day ay kaga hortagayaan weerarada isa soo taraya...
Xukuumadda Xamse oo gashay heshiisyo qarsoodi ah , Farqaha la is haystaa
Muqdisho (Raxanreeb ) waxaa soo baxaya xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka kuwaas oo samaystay kudlad ay ku midaysan yihiin isla markaana eedeyn u jeedinaya xukuumadda Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Bare. Xildhibaanadan oo la baxay Toosin-Qaran ayaa sheegay in xukuumadda ay gashay heshiisyo qarsoodi ah oo aan laga war hayn taas oo ay xuseyn in ay ka...