Day: December 25, 2023

Home » Archives for December 25, 2023
Ciidamo ka tirsan Dowladda oo qaraxyo lagula eegtay MUQDISHO.
Post

Ciidamo ka tirsan Dowladda oo qaraxyo lagula eegtay MUQDISHO.

Muqdisho (Raxanreeb )  Qarax xoogan oo laga maqlay guud ahaan degmooyinka magalada muqdisho  ee caasimadda dalka. Qaraxan waxa uu ka dhacay meel u dhaw Hotel Ramadaan ee degmada Yaaqshiid waxaana la sheegayaa in uu haleelay gaari Saaruf ah. Goobjoogayaasha ayaa sheegay in waxyeelo ay soo gaartay ciidanka lala eegtay qaraxa kuwaas oo loola cararay isbitaalada...

Israa’iil oo si arxan darra ah u duqeysay Marinka GAZA.
Post

Israa’iil oo si arxan darra ah u duqeysay Marinka GAZA.

GAZA (Raxanreeb ) Marinka  GAZA waxaa  ka sii socda duqeymaha Israa’iil  ay  la beegsanayso goobaha muhiimka ah ee ay  ku nool yihiin dadka rayidka ah taas oo keentay walaac hor leh oo laga qabo xaaladda. Wakaalada wararka AFP ayaa sheegtay in diyaaaradaha dagaalka Israa’iil ay kordhiyeen weerarada ay ka gaysanayaan Marinka GAZA halkaas oo dad...

Qoysas ku go’doomay fatahaadaha Jubbaland
Post

Qoysas ku go’doomay fatahaadaha Jubbaland

Kismaayo (Raxanreeb) Qoysas caruur iyo haween u badan oo muddo laba maalin ah ku go’doonsanaa fatahaad saameysay degaano hoos taga degmada Jamaame ayey ciidamada Jubaland soo badbaadiyeen. Xubno isugu jira Xildhibaano heer Federaal ah, Wasiiro ka tirsan Jubbaland, siyaasiyiin, Lataliyaal sare aqoonyahano iyo masuuliyiin kale ayaa socdaal ku tagay degaanada waqooyi ee gobolka Jubada hoose...

Post

$6 million fraud investigation in Ethiopia as AfDB exits staff

The African Development Bank (AfDB) is facing a tumultuous situation as it withdraws international staff from Ethiopia following a “serious diplomatic incident,” where its employees were reportedly attacked by Ethiopian security officers. Simultaneously, Ethiopia has initiated an investigation into a publicized $6 million fraud case, where funds, intended as the Ethiopian government’s contribution to the...

Post

IMF relieves EA’s indebted states with $1.9b financing deals

The International Monetary Fund (IMF) board has approved the payment of $620.65 million in budgetary support for Rwanda, Tanzania and the Democratic Republic of Congo (DRC) as part of the $1.92 billion financing commitments which the Washington-based institution agreed with six East African nations in the past six months. The deals have come as a...

Post

Israeli strikes kill UN staff, more than 70 of his extended family in Gaza

A United Nations official has been killed along with more than 70 members of his extended family in an Israeli air strike near Gaza City, as hundreds of people have been killed in intensified bombardment since Friday’s UN Security Council resolution that has been criticised as “woefully insufficient”. Issam Al Mughrabi, 56, who worked for...

PUNTLAND oo ‘’Jahwareer ‘’ ku keentay go’aankii SSC  ee 17-da xildhibaan.
Post

PUNTLAND oo ‘’Jahwareer ‘’ ku keentay go’aankii SSC  ee 17-da xildhibaan.

Garoowe (Raxanreeb )  Hoggaanka SSC Khaatumo dhawaan waxay soo saareeen go’aan ay ku sheegayaan in sanadkan deegaanadeeda Puntland aysan ka xuli karin xildhibaanadii 17-ka ee SSC. Arintan ayay sal uga dhigeen doodistooda ku aadan inay noqdaan maamul ka madax banaan kuwa la deriska ay yihiin ee Somaliland iyo Puntland. Talaabaadan waxay keentay jahwareer xaga siyaasada...

WARCUSUB : Kooxda AS oo weerar toos ah ka gaystay gudaha Baydhabo
Post

WARCUSUB : Kooxda AS oo weerar toos ah ka gaystay gudaha Baydhabo

Baydhabo (Raxanreeb ) Kooxda Al-Shabaab ayaa weeerar ayaa weerar toos ah waxay ka fulisay  xaafado ka mid ah magaalada Baydhabo ee gobolka Baay sida ay ku warameen dadka deegaanka. Weerarka oo lagu eekeeyay fariisin ay ciidamada ammaanka ku leeyihiin waqooyiga magaalada ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo u dhexeeyay labada dhinac. Isbitaalka  magaalada Baydhabo...