Madaxweyne Xasan Sheekh, oo maanta wareegto uu soo saaray ku magacaabay xil cusub Xuseen Sheekh Maxamuud, agaasimihii hore ee Villa Somalia.
Day: December 7, 2023
Ruto oo aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Soomaaliya
Madaxweynaha dalka Kenya, ee Willium Ruto, ayaa aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Soomaaliya u fadhin doona Kenya, Jibriil Ibraahim Cabdulle, safiirka cusub ee Soomaaliya.
Kenya oo Soomaaliya ka raalli gelisay arrin sababi lahayd inuu xumaado xiriirka
Kenya, oo Soomaaliya raalli gelisay kaddib senetor ka tirsan aqalka Kenya, qoraal uu bartiisa X ku qoray muran badan ka dhaliyay.
SAWIR GUUD Natiijada Kaamirooyinka goobaha ganacsiga ee Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb ) Meelo badan oo magaalada Muqdisho ah waxaa lagu dhejiyay kaamirooyinka wax basaasa ka dib amar ka soo baxay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Inkastoo meelo ka mid ah caasimada ay ka dhaqan gashay , hadana taas waxa ay keentay in meesha uu ka baxo ganacsiyo markii hore jiray oo ay ku tiirsanayeen...
Wakiilada Puntland oo sii joogi doona sanad & DENI oo talaabo qaaday
Garoowe (Raxanreeb ) Golaha wakiilada Puntland ayaa saaka u codeeyey in sannad kale ay sii joogaan ayna dooranayaan Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiis 8 January. Go’aankan ayaa yimid ka dib markii maanta oo Khamiis ah Golaha wakiilada Puntland fadhi ay ku yeesheen magaalada Garoowe ee Puntland. Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa tanaasulay Doorashadii ‘Qof iyo Codka...
Xasan muxuu ka yiri go’aanka DENI ee doorashada Puntland ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey miro-dhalka dadaallada odeyaasha dhaqanka Puntland ee ku aaddanaa qabsoomidda doorasho ay heshiis ku yihiin dhinacyada siyaasadda iyo go’aanka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, taas oo lagaga gudbayo hubinti la’aantii muddadan ka jirtay arrimaha doorashooyinka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay in...