Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Isniin ah waxa gabi ahaanba xiran goobaha ganacsiga ee suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Arintan waxa ay ka danbaysay ka dib markii , la qarxiyay goobo badan oo ganacsi ah oo ku yeelay suuqa Bakaaraha. Ganacsatada suuqa bakaaraha ayaa sheegay in markan ay soo wajahday cabsi maadama aysan ogayn cid...
Day: December 4, 2023
Gargaar la gaarsiiyay qoysas ka barakacay Baladweyne
Maamulka Gobolka Hiiraan, oo gargaar binia'aadannimo gaarsiiyay dad shacab ah, oo dhowaan ka barakacay magaalada Baladweyne oo tafahaad xooggan ku dhufatay, halkaas oo weli dad badan ay ku go'doonsanyihiin.
Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo Jilib duqeyn ka geystay
Faah faahnino dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya weerar duqeyn oo lagu qaaday guri ku yaalla degmada Jilib ee Jubbada Dhexe Soomaaliya, xalay weerarkan ayaana lagu beegsaday saraakiil sar sare ee ka tirsan Al-Shabaab.
Somaliland oo gacanta kusoo dhigay 2 nin oo dil ugeystay nin kale
Hargaysa (Raxanreeb ) Ciidanka boliiska maamulka Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay labo nin oo burcad ahaa kuwaas oo lagu eedeeyay iney ka dambeeyeen dil loogeystay nin Daroowal ah oo lagu magaalada Hargeysa. Sidoo kale, war kasoo baxay Taliska ciidanka boliiska maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in baaritaan dheer kadib gacanta kusoo dhigeen labo nin oo...
Hal- Qabsiga ‘’ Wixii FARMAAJO laga diiday ‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Siyaasiin badan oo dagaal kula jiray xukuumadda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxwaynihii hore ee dalka ayaa hadda weerar ku bilaabay , madaxwaynaha hadda talada haya Xasan Sheekh Maxamuud. Siyaasiintan ayaa markii hore waxay isku saf ay ahaayeen , Madaxwaynaha hadda jooga Xasan Sheekh Maxamuud oo ay ku midaysanayeen in xukunka laga tuuro Madaxwayne...