Laascanood (Raxanreeb ) Isimada dhaqanka SSC-khaatumo ayaa ku dhawaaqay in aysan qayb ka ahayn arrimaha doorashada Puntland ee 2024. Go’aan rasmi ah oo ka soo baxay isimada dhaqanka SSC-Khaatumo ayaa lagu caddeeyay in aysan xuli doonin 17-kii xildhibaan ee Baarlamanka Puntland laga soo dooran jiray degaannada SSC. Golaha isimada ayaa sidoo kale go’aamiyay in aysan...
Day: December 23, 2023
Mahad Salaad ma isagaa , iska tagi raba mise cadaadis baa jira ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa aad u soo kordhahaya warka ku saabsan in bilowga cusub ee sanadka 2023 uu meesha ka bixi doono Taliyaha Nabad sugida Mahad Maxamed Salaad oo xulufo la ah kooxda Daljir ee la bahoobay Damjadiid. Ilo xog – ogol ah ayaa Raxanreeb u sheegay in suurtagal ay tahay in markan daaqada uu...
Dowladda Uk oo Soomaaliya ugu deeqday $9 milyan oo doollar
Xafiiska Arrimaha Dibedda, iyo Horumarinta ee loosoo gaabiyo (FCDO) ee Dowladda Uk, u qaabilsan Horumarinta Dibedda ayaa dowladda Soomaaliya ugu deeqay lacag dhan $9 milyan oo doollar ah, oo lagu darayo mashruuca ADRifi.
Weerar toorreey loo adeegsaday oo ka dhacay Muqdisho
Warar dheeraad ah, oo laga helayo weerar loo adeegsaday toorey oo xalay ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Hodan ee xaafadda Seybiyaano gobolka Banaadir.
Duqeeyn lagu beegsaday gaari lagu diyaarinayay walxaha qarxa G/Mudug
Faah faahino dheeraad ah, oo kasoo baxaya gobolka Mudug, ayaa sheegaya in maanta diyaarado dagaal ay duqeymo xooggan ka fuliyeen qaybo kamid ah, koonfurta gobolkaasi oo ay haatan ka socdaan howlgallo ka dhan ah, malleeshiyada Al-Shabaab.
XOG – Khaatumo ma doonayso in xildhibaano u dirto Puntland.
Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa maalmahan ka socday , shirar kala duwan oo u dhaxeeyay isimimada Khaatumo iyo xubnaha hoggaanka maamulkaas. Labada dhinac ayaa ka wada hadlayay arrimo ay ka mid yihiin xaaladda deegaanka iyo sida la yeelayo xildhibaanada Golaha wakiilkada Puntland oo ka soo gali jiray deegaano ka mid ah...
Don’t Let Somalia Walk in Afghanistan’s Footsteps
by Dr. Peter Middlebrook With Amba Tadaa and Eleni Armelinda Kubolli In the intricate tapestry of global geopolitics, Somalia stands out as a beacon of both progress and ongoing challenges. This East African nation, often overshadowed by the narratives of conflict and instability, has been quietly scripting a story of resilience and state-building. However, as the...
Golaha ammaanka oo qararaa xasaasi ah ka soo saaray Marinka GAZA.
NewYork (Raxanreeb ) Golaha amaanka ee Qaramad Midoobay ayaa isku raacay qaraar ogolaanaya in gargaar Bani’adaanimo la gaarsiiyo marinka GAZA halkaas oo ay ka jirto xaalad halis ah oo ka dhalatay duqeymaha Israa’iil. Dowladda Maraykanka ayaa dhawaan adeegsatay codka diidmada qaxayan, taas keentay in xubnaha Ammaanka kulamo joogta ah ay ka yeeshaan xaaladda taagan. Golaha ...