Maxkamad ku taalla dalka Belgium ayaa 15 sano oo xarig ah ku xukuntay nin ka tirsan mucaaradka Jabuuti oo dibad joog ah kaddib markii lagu helay inuu jir dil u gaystay nin ay isku siyaasad ahaayeen oo la garaacay indhahana laga saaray.
Day: December 26, 2023
Laba qarax oo ka dhacay badda Cas
Saraakiisha ciidamada badda ee Ingiriiska ayaa sheegay in labo qarax laga soo sheegay badda cas, kuwaasoo uu soo wariyey markab ku socdaalayay xeebaha Yemen.
Maxaa keenay inay kordhaan weerarada Burcad Badeedda?
Kooxaha burcad badeedda Soomaalida ayaa sii kordhiyay dhaqdhaqaaqyada iyo weerarada ay dhowaan ka billaabeen xeebaha Soomaaliya iyo biyaha gacanka Cadmeed ee u dhaxeeya Soomaaliya, iyo Yemen.
Dooni kooxaha Burcad badeeda soo qafasheen oo loo jiheeyey xeebaha Puntland.
Sanca (Raxanreeb ) kooxaha Burcad badeeda Soomaalida ayaa qaaday weerar cusub oo ka dhan ah Maraakiibta shixnada sida ee adeegsanaya badda cas halkaas oo ay ka jirto khatar xaga xaga burcad badeeda Soomaalida. Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa maalmahan qaaaday weeraro joogta ah kuwaas oo ay ku doonayeen inay ku afduubtaan Maraakiibta shixnadaha sida ,...
Injineer ka tirsan shirkadda Hormuud oo qarax lala eegtay
Warar dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala eegtay gaari uu lahaa Injineer ka tirsan Shirkadda Hormuud.
Taliska AFRICOM oo ka hadlay duqeymo ka dhacay dalka
Muqdisho (Muqdisho) Maalmihii la soo dhaafay deegaano badan oo dalka ah ayaa Dowladda Soomaaliya iyo saxiibadeeda waxa ay ka wadaan beegsiga xubno ka mid ah kooxda Al Shabaab Saraakiil ka tirsan Dowlada ayaa warbaahinta u sheegay in duqeymahaas ay ka dhasheen khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray kooxda Al Shabaab oo ay...
Xasan Sheekh iyo mucaaradka oo isku fahmi waayay wax ka bedelka Dastuurka
Muqdisho (Raxanreeb) Villa Soomaaliya waxaa maalmahan ka socday kulamo ay lahaayeen Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya iyo xubnaha mucaaradka oo uu ka mid yahay madaxwaynihii hore ee Dowladii KMG ahayd Seekh Shariif Sheekh Axmed . kulankan oo ahaa mid la isku soo noq noqday maalmo ayaa dood adag laga yeeshay sid ay tahay in xiligan wax loogu...