Day: December 24, 2023

Home » Archives for December 24, 2023
Post

Why Somali Legislature Should Not Put Into Law EAC Accession – OpEd

The past two weeks were eventful in the Somali calendar. The President of the Federal Government of Somalia and not the Somali State sought admission of the country into the  East African Community (EAC) and got it on November 24th, 2023. The President was pleased but could not explain well to the Somali people why...

Post

Burhan, Hemetti set for historic summit to end Sudan’s turmoil

A high-ranking Sudanese official disclosed that Abdel Fattah al-Burhan, the Chairman of the Sovereign Council and Commander-in-Chief of the Sudanese Army, has agreed to meet with Mohamed Hamdan Dagalo, known as “Hemetti,” the Commander of the Rapid Support Forces (RSF). The announcement follows al-Burhan’s address to Sudanese army officers in the Red Sea military region...

DFS  oo sheegay in gacanta ay ku hayaan nin dil ka soo gaystay KENYA.
Post

DFS  oo sheegay in gacanta ay ku hayaan nin dil ka soo gaystay KENYA.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Boliiska Soomaaliya oo soo bandhiyay nin ku eedaysan in dil uu ka gaystay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. War qoraal ah oo lagu daabacay bogga Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir ayaa lagu yiri”  Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo gudanaya waajib ka saaran ilaalinta sharuucda dalka ayaa soo xiray eedeysane baxsad ah laguna...

Boqor Burhaan oo yiri ‘’Puntland  oo  u   baahan  badbaado’’.
Post

Boqor Burhaan oo yiri ‘’Puntland  oo  u   baahan  badbaado’’.

Garoowe (Raxanreeb ) Ka dib markii uu soo baxay warka saabsan in Khaatumo go’aan ay ka soo saareen xildhibaanadii  ka imaanayaya deegaanada gobolada Sool iyo Sanaag ayaa waxaa lagu baaqayaa shir deg deg ah oo looga hadlayo arrimaha Puntland. Boqor Burhaan Boqor Muuse  oo kamid ah Isimmada dhaqanka ee Puntland ayaa ku baaqay in la...

Post

Chinese Funding Scandal: Somalia court imposes travel ban on president Mohamud’s ally

On the 13th of December, the Banadir Regional Court imposed a travel ban on a prominent confidant of President Hassan Sheikh Mohamud after funds from Chinese Embassy went missing, documents revealed. This travel restriction was issued concerning the disappearance of a substantial sum of $US180,000, a donation from the Chinese Embassy in Mogadishu. The individual...

Firdhiye ‘’Lama qayb – gali karo doorashada Puntland ‘’
Post

Firdhiye ‘’Lama qayb – gali karo doorashada Puntland ‘’

Laascanood (Raxanreeb )  Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa ku soo dhamaaday , shirwayne ay lahaayeen isimada dhaqanka maamulka ugubka ah ee Khaatumo , kaas oo ay uga hadlayeen , xaaladda deegaanka. Si gaar ah waxa ay diirada u saareen xildhibaanada  Barlaamaanka Puntland e 17-da ee laga soo dooran lahaa deegaanada Sool  iyo Sanaag  taas...