Day: December 9, 2023

Home » Archives for December 9, 2023
Barlamaanka oo lacagaha kordhistay & miisaaniyada oo la meelmariyay
Post

Barlamaanka oo lacagaha kordhistay & miisaaniyada oo la meelmariyay

Muqdisho (Raxanreeb ) Xildhibaanada Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay miisaaniyada Dowladda Soomaaliya oo maalmahan ay dood ka lahaayeen. Fadhi maanta xubnaha Golaha shacabka ay ku yeesheen xarunta Golaha shacabka ayay ku meel mariyeen miisaaniyada oo in mudda ah ay ka taagnayd buuq badan iyo doodo adag. Xubnaha labada aqal ayaa fadhi...

Post

FAO and British Embassy Mogadishu launch £35 million RESTORE Project

The Food and Agriculture Organization of the United Nations (FAO) and the British Embassy in Mogadishu on 7 December signed the Restoring the Riverine Eco-Systems for Climate Adaptations (RESTORE) project to be implemented by FAO, United Nations Environment Programme (UNEP), International Organization for Migration (IOM), World Vision International-Somalia in partnership with the Federal Government of...

Dagaal  Jilbaha la isku aastay oo ka dhacay BAKOOL + Khasaaraha
Post

Dagaal  Jilbaha la isku aastay oo ka dhacay BAKOOL + Khasaaraha

Xudur (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegaya inhalkaas uu ka dhacay dagaal muddo saacado badan uu socday sida ay sheegeen dadka deegaanka. Dagaalkan ayaa u dhaxeeyay ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al- Shabaab oo markii hore qaaday weerarka sida ay ku warameen saraakiisha Dowladda ee halkaas ku sugan....

Mareynkanka ma doonayo in xabad joojin ka dhaqan gasho GAZA
Post

Mareynkanka ma doonayo in xabad joojin ka dhaqan gasho GAZA

NEWYORK (Raxanreeb ) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa  dood adag ka yeeshay xaaladda hadda ka taagan marinka GAZA iyo sida ay tahay in loogu dhaqan galiyo xabad joojin maadama ay dhamaaatay waqtigii xabad joojinta. Dooda Golaha oo aad u adkayd waxaa is hor istaag sameeyay oo codka diidmada qayxan adeegsaday Dowladda Mareykanka oo ka...

Muddo kordhinta u  samaystay  Barlamaanka  Puntland oo la diiday
Post

Muddo kordhinta u  samaystay  Barlamaanka  Puntland oo la diiday

Garoowe (Raxanreeb) Barlamaanka maamul goboleedka Puntland oo dhawaan shaaciyay in ay sii joogi doonaan muddo sanad ah  ka dib fadhi ay ku yeesheen magaalada Garoowe ayaa arrintaas waxa muuqanaysa in la diiday. Xukuumadda Puntland ayaa dalbanaysa markaan in la kala diro Golaha wakiilada maamulkaas  si loo soo doorto xubnaha cusub ee  Barlamaanka si ay u...