Garoowe (Raxanreeb ) Madaxweynaha Puntland ayaa hada ku dhawaaqay in Doorasho Puntland ka dhacayso 8 Janaayo. oo ah Waqtigeedi lagu muransanaa.Madaxwayne Siciid Deni ayaa ku dhawaaqay in Puntland aaday doorsho 66-Xildhibaan, Odayaashuna soo xulaan Xildhibaanada. Waxa uu sheegay Deni inuusan ku faraxsanayn go’ aankan hase ahaatee uu u qaatay sida uu yiri isaga oo u...
Day: December 6, 2023
Isimmada SSC Khaatumo oo go’aan ka soo saaray doorashada Puntland
Garoowe (Raxanreeb ) Maanta Arbaca ah Isimada SSC-Khaatumo oo ku hawllanaa dhex-dhexaadinta xukuumadda Madaxweyne Deni iyo Siyaasiyiinta Mucaaridka ah ee Puntland ayaa go’aan rasmi ah ka soo saaray Khilaafka ka taagan doorashada 2024. Qoraal ka soo baxay isimada ayaa lagu sheegay In doorashada lagu qabto xilligeedii 8-da Jenuary ayna Baarlamanka hadda jira doortaan Mdaxweynaha iyo...
Maxkamad ku xukuntay Mareykanka $50 bilyan ‘oo ah magdhowga’ dilka Qasem Soleimani
Maxkamad ku taalla Tehran ayaa ku xukuntay dowladda Mareykanka inay bixiso ku dhawaad $50 bilyan oo ah magdhowga dilka taliyihii ugu sarreeyay Iran ee ku dhawaad afar sano ka hor, waaxda garsoorka ayaa sidaas sheegtay maanta.
Soomaaliya oo ku biirtay guddiga cimillada dhaqaale
Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ku biirtay Guddiga Fulinta Cimillada Maaliyadeed, kuwaas oo ka kooban 6 xubnood.
Duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe oo lagu beegsaday Ajaaniib
Faah faahino dheeraad ah, oo laga helayo duqeymo ka dhacay xalay degmada Bu'aale iyo Saakow, ee gobolka Jubbada Dhexe, ee Soomaaliya.
Odayaasha SSC oo yiri ‘’ Gacanta ka taaganay wada- hadalkii DENI ‘’
Garoowe (Raxanreeb ) Maalmahan waxa magaalada Garoowe ee Puntland waxaa ka soconaya dadaalo ay hormuud ka ahaayeen Odayaasha dhaqana ee SSC Khaatumo oo ay ku doonayeen in xiisada siyaasadeed ay ku damiyaan. Kulamo saacado badan socday ayaa sababay in ugu danbeyn uu ku sood dhamaado fashil iyo is afgaran waa sida ay sheegayaan ilo xog...
Axmed Madoobe miyuu ka furanayaa Villa Soomaaliya ?
Kismaayo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa jeediyay hadal siyaabo kala duwan loo fasiray oo dab ku shiday shidaal siyaasadeed. Madaxwaynaha Jubbaland ayaa sheegay in ay muuqanayso in la jabiyay qodobo Dastuuri ahaa taas oo ay ku kaceen xubnaha madasha wadatashiga Qaran. ”Golaha wadatshiga talooyin bay keeneen Xarigyo bay goyeen...
DHACDO : Koonfur Afrika oo lagu dilay wiil & Abtigiis
Muqdisho (Raxanreeb ) Koox hubaysan ayaa dalka koonfur Afrika waxa ay ku toogteen muwaadiniin Soomaaliyeed oo xarumo ganacsi ku leh dalkaas gaar ahaan magaalada Rustenburg ee gobolka North West. Ragga la dilay oo labo ahaa ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Ibraahim Warsame iyo Cabdiraxiim Xasan Cali, kuwaas oo ay dileen kooxo burcad Koonfur Afrikaan...