Garoowe Raxanreeb ) Shir ay yeesheen Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa looga hadlay Doorashada Puntland. Madaxda ayaa ku heshiiyey qodobada soo socda : 1. In Guddiga Madaxweynuhu magacaabay ee ansixinta iyo xallinta khilaafaadka...
Day: December 18, 2023
Go’aano adag oo laga soo saaray doorashooyinka PUNTLAND
Garoowe (Raxanreeb) Magaalada Garoowe ee Puntland waxa si aad ah ugu socda Ololaha doorashada , ee madaxtinimada maamulkaas waxaana ku sugan musharaxiin. Maanta oo Isniin ah waxa magaalada Garoowe kulan ku yeeshay Guddiga amniga doorashooyinka , kaas oo muran ay ka qabaan , xubnaha qaar ee tartamaya. Go’aan ka soo baxday guddiga ayaa lagu mamnuucay...
Wararkii ugu danbeeyay ee Gaza
Ciidanka Israa’iil ayaa sheegay in ay ilaa hadda ka heleen godkii ugu weyn ee Xamaas ee Qaza, kaas oo 400m u jira xuduudka Erez ee u dhexeeya waqooyiga Qasa iyo Israa’iil.
Maxkamadda G/Banaadir oo xayiraad safar kusoo rogtay Agaasimaha Wasaaradda G/ & Duulista
Maxkamadda Gobolka Banaadir, oo soo saartay xayiraad safar taasoo lagu soo rogay Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Bashiir Macallin Cali, oo loo haysto eeydo musuq maasuq ah.
Wasiir Huruuse oo is casilay si uu ugu tartamo hoggaanka Puntland
Garoowe (Raxanreeb ) Wasiirkii Arrimaha dibada ee Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa is casilay xilka wasiirnimo asagoo kamid noqonaya Musharaxiinta uu taagan xilka madaxtinimada Puntland 2024. Qoraal uu wasiirka goordhaw soo saaray ayuu ku sheegay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda Soomaaliya. Wasiirka oo xilkan soo hayay muddo ku dhow sanad iyo...
Dowladda MD Xasan oo maareyn la’ dagaal beeleedyada dalka ka jira.
Muqdisho (Raxanreeb )- Deegaano badan oo gobolka Shabeellaha dhexe waxaa ka soconaya , dagaalada salka ku haya arrimaha qabaa’ilka kuwaa soo noqday kuwa xargaha goystay. Dhawr jeer waxaa dagaaladaas ku baxay masuuliyiin kala duwan oo ka soo jeeda deegaanada gobolka Shabeellaha dhexe si xaaladda ay u dejiyaan hase ahaatee ma aysan guulaysan. Waxa ay u...