Garoowe ( Raxanreeb ) Markii dhawaan uu shaaciyay Madaxwayne Saciid Deni inuu ka tanasuulay doorasho qof & cod ah ayaa arintaas waxa soo dhaweeyay bulshada deegaanada maamulkaas. Dhinacyo badan oo aad u dhaliilsanaa habka Saciid Deni ayaa sheegay in hadalka Madaxwaynaha uu bogsiiyay boogaha jiray maadama dadka walwal ay ka qabeen in doorashadu ay sababto...