Day: December 10, 2023

Home » Archives for December 10, 2023
Muxuu yahay muranka kale ee ka jira magaalada Garoowe ?
Post

Muxuu yahay muranka kale ee ka jira magaalada Garoowe ?

Garoowe (Raxanreeb ) Markii maalmo hore la dhameeyay khilaafka arrimaha doorashooyinka ayaa hadda waxaa soo baxaya warar kale oo ku saabsan khilaaf cusub. Khilaafkan cusub ayaa salka ku haya arrimo ku saabsan , muddo kordhinta sanadka ah ay samaysteen xildhibaanada Barlamaanka maamulkaas kaas oo la kulmay dhaleecayn xoogan. Waxaa jira hadda muran kale oo ka...

CALI JAYTE ‘’Macwiislayda waa in ay qabtaan Ceelbuur , Galgaduud ‘’
Post

CALI JAYTE ‘’Macwiislayda waa in ay qabtaan Ceelbuur , Galgaduud ‘’

Beledwayne(Raxanreeb ) Cali Jayte Cusmaan oo ah u qaabilsanahay Madaxwaynaha Soomaaliya ee arrimaha howlgalada ayaa shaaca ka qaaday in diyaar ay  u yihiin in marka ay ka dhamaadaan ay u gudbi doonaan Ceelbuur. Cali Jayte waxa uu xusay in  Maleeshiyaadkan wax badan ay ka qabteen kooxda Al- Shabaab ee ku sugnaa deegaano ka mid ah ...

Fal  argagax leh ayaa ka dhacay deegaano ka tirsan Galgaduud.
Post

Fal  argagax leh ayaa ka dhacay deegaano ka tirsan Galgaduud.

Dhuusareeb (Raxanreeb ) Koox hubaysan ayaa lagu soo waramayaa in laba qof oo walaal ah ay ku dileen deegaano ka mid ah gobolka galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Labad qof ee la dilay ayaa lagu kala magacabaa Macalin Liibaan Xasam Cusmaan iyo Dr Axmed Xasan Cusmaan oo ahaa laba qof oo walaal ah sida ay ku...

Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Gaza
Post

Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Gaza

Israa’iil ayaa ku amartay dadka deggan bartamaha magaalada ugu weyn koonfurta Qaza ee Khan Younis inay isaga barakacaan dhulkooda, waxayna ku garaaceysaa gantaallo sidoo kalena waxay ku wadaa weli go’doominta habeennimadii, ka dib markii Maraykanku uu adeegsaday diidmada qayaxan ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay si uu uga gaashaanto xulafadiisa dalab xabbad-joojin ah.

Kooxda Al-Shabaab oo isku uruursaneysa Gedo
Post

Kooxda Al-Shabaab oo isku uruursaneysa Gedo

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo, ayaa sheegaya in ay isku uruursanayaan kooxda Al-Shabaab, qeeybo ka mid ah, gobolkaasi sidoo kalena ay dhaq dhaqaaqyo culus ka wadaan, sida ay sheegeen masu'ul ka tirsan gobolkaasi.