Day: December 16, 2023

Home » Archives for December 16, 2023
Adeegsiga Badda cas 80% wuu istaagay – Burcadbadeed dilaacday darteed.
Post

Adeegsiga Badda cas 80% wuu istaagay – Burcadbadeed dilaacday darteed.

Switzerland (Raxanreeb ) Shirkadda maraakiibta Switzerland ee MSC ayaa hakisay isu-socodka maraakiibteeda ee badda cas. Tani ayaa ka dhigan in ay noqonaysa shirkadda afaraad ee joojisay adeegsiga badda cas, taa oo ka dhigtay ku 80% inuu istaagay adeegsiga badda cas ee maraakiibta ganacsiga. Afduubka kooxaha burcad badeeda ay ka bilaabeen xeebaha badda cas  ayaa loo...

Haddii Guddiyadii laga diiday Saciid DENI , maxaa furan si xal loo gaaro ?
Post

Haddii Guddiyadii laga diiday Saciid DENI , maxaa furan si xal loo gaaro ?

Garoowe ( Raxanreeb ) Puntland waxaa ka taagan khilaafka doorasho ee ka dhashay daaha iyo Guddiyada dhawaan uu magacaabay Madaxwayne Saciid Cabdullaahi Deni. Khilaafka ayaa sidoo kale waxa uu saamayn ku yeeshay , Madaxwaynaha maamulkaas iyo ku xigeenkiisa Saciid Deni iyo Axmed Karaash kaas oo marba marka ka danbeysay cirka isku sii shareerayo. Karaash oo ...

Dowladda oo shaacisay in ATMIS ay ka guurayaan Villa Somalia
Post

Dowladda oo shaacisay in ATMIS ay ka guurayaan Villa Somalia

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay in Ciidanka ATMIS 16 sano kadib ay ka guurayaan Madaxtooyada Qaranka iyo Xafiisyada Madaxda sare. Ciidanka ATMIS ee howlgalka kala guurka ah oo muddo 16 sano ah qeyb ka ahaa sugidda amniga Xafiisyada Madaxweynaha, Baarlamaanka iyo Ra’iisul wasaaraha ayaa Maalinta Berrito ah baneynaya xafiisyadaas waxaana la wareegi doona...

‘’Haddii doorashadu waqtigeeda ku dhicin dagaalbaa ka dhacaya Puntland ‘’
Post

‘’Haddii doorashadu waqtigeeda ku dhicin dagaalbaa ka dhacaya Puntland ‘’

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee Puntland maanta oo sabti ah waxaa kulan ku yeeshay xubno ka mid ah mucaaradka maamulka Puntland kuwaas oo ka hadlay guddiyada uu magacaabay Saciid Deni Waxa ay kulankooda ka sheegeen in aysan diyaar u ahayn in ay soo dhaweeyaan Guddiyada khilaafka iyo amniga ee doorashada madaxtinimada maamul goboleedka Puntland....

Dagaalka GAZA  ka socda oo galaaftay Nolosha in ka badan 66 Weriye.
Post

Dagaalka GAZA  ka socda oo galaaftay Nolosha in ka badan 66 Weriye.

GAZA (Raxanreeb ) Dagaalka ka sii soconaya Marinka GAZA waxaa uu galaaftay noloshay dad aad u badan oo ku nool  halkaas tan iyo markii halkaas Israa’iil ay ka bilowday weerarada. Waxaa soo baxaya hadda tirada rasmiga ah ee suxufiyiinta ku dhimatay weeraradaas ka sii socda Israa’iil ee ay fulinayaan ciidanka Israa’iil sida ay baahisay Aljazeera....

Markab ay qafasheen Burcadbadeed oo saldhigan doono Qandala Puntland
Post

Markab ay qafasheen Burcadbadeed oo saldhigan doono Qandala Puntland

Malta (Raxanreeb ) Koox la rumaysan yahay in ay yihiin Burcadbadeed Sooamaliya ah ayaa xeebaha Qandala lagu soo waramayaa in ay ka qafasheen markab ganacsi oo ka diiwaan-gashan dalka Malta. Wakaalada wararka Reuters ayaa  baahisay in  markabkan  uu u soo gurmaday markab ay leeyihiin ciidamada badda dalka  Spain  waxaa sidaas sheegay ciidamada Midowga Yurub ee...

Post

Somalia’s NISA Director-linked company named exclusive Huawei representative, telecom giants raise concerns

Dalkom Somalia, co-owned by the Somali national intelligence and security agency (NISA) director, has been unveiled as the sole representative for Chinese tech giant Huawei Technologies Ltd. The disclosure, outlined in a memo from Huawei Technology (Kenya) Company Limited, designates Dalkom Somalia to handle all matters related to equipment type approvals in Somalia. Initially, Dalkom...

Muranka ka dhaXeeya  dalalka ku bahoobay ururka Bariga Afrika (EAC)
Post

Muranka ka dhaXeeya  dalalka ku bahoobay ururka Bariga Afrika (EAC)

Nairobi  (Raxanreeb ) Bilawga EAC waxa ay ka soo bilaabantay aasaaskii Midowga Kastamka ee u dhexeeya Kenya iyo Uganda 1917, iyo Tanganyika ee 1927. Haddaba, tani waxay muujinaysaa in ay asal ahaan ka soo jeedo gumaysi maadaama dalalkan midkoodna aanu xor ahayn wakhtigaas. Ka dib xidhiidhkani waxa uu u koray komishanka sare ee Afrikada bari...