Day: December 19, 2023

Home » Archives for December 19, 2023
PUNTLAND :  Galka habraaca doorashooyinka oo la wareejiyay
Post

PUNTLAND :  Galka habraaca doorashooyinka oo la wareejiyay

Garoowe (Raxanreeb ) Wararka  aan  ka helayno maanta oo Talaada ah magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in halkaas shir ay ku yeesheen Guddoomiyaha Golaha wakiilada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil  iyo   xubno ka socday Guddiga xalinta khilaafaadka  doorashada. Inta  uu socday shirkan waxaa lagu soo- hadal qaaday arrimo ku  saabsan hanaanka ay u  dhacayaan...

DEG – DEG- Musharax Madaxweyne Puntland oo geeriyooday.
Post

DEG – DEG- Musharax Madaxweyne Puntland oo geeriyooday.

Garoowe (Raxanreeb ) Musharax Madaxweyne Puntland Suldaan Cabdicasiis Afguduud ayaa goor dhaweyd ku dhintay shilgaari oo ku galay wadada xiriirsa Boosaso iyo Qardho Marxuumka ayaa ku sii jeeday Magaalada Qardho halkaas oo kasii wadi lahaa Ololahiisa Doorashada ka dib markii uu dhawaan shaaciyay in uu yahay Musharax Madaxweyne Puntland. Saraakiil ka tirsan Puntland ayaa xaqiijiyay ...

WARKOOBAN : Askar NISA oo lagu beegsaday maanta  Muqdisho.
Post

WARKOOBAN : Askar NISA oo lagu beegsaday maanta  Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Koox dhallinyara ah oo ka tirsan  ciidanka NISA ayaa maanta qarax lagula eegtay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Askartan ayaa la sheegay in baaritaan ay ka wadeen xaafado ka mid ah degmada Wadajir halkaas oo qarax  bambaano  lagula  eegtay. Laba   ka mid ah dhallinyaradaas ayaa ku waxyeeloobay weerarkaas  oo  ilaa iyo hadda...

Mareykanka oo laga doonayo magdhowga rayid ay ku dileen Soomaaliya
Post

Mareykanka oo laga doonayo magdhowga rayid ay ku dileen Soomaaliya

NewYork (Raxanreeb ) Diyaaradaha cirka ee Mareykanka ayaa meelo badan oo dalka ah waxa ay ka fuliyeen , kana fulinayaan weeraro ujeedkoodu uu yahay sidii loogu taqlusi lahaa saraakiisha Al- Shabaab. Weeraradan ayaa inta badan waxay waxyeelo  ay ka soo gaaraan , dadka rayidka ah ee ku sugan goobaha ay ka dhacaan duqeymaha ama  kuwo...