Day: December 16, 2023

Al-Shabaab oo qarax ku dishay dad isku qoys ahaa
Post

Al-Shabaab oo qarax ku dishay dad isku qoys ahaa

Booliska ayaa Jimcihii xaqiijiyay in ugu yaraan afar qof ay ku naf waayeen, laba kalena ay soo gaareen dhaawacyo halis ah ka dib markii gaari ay saarnaayeen miino waddada lagu aasay la qaraxday kaas oo marayay deeganka Eegay oo uu dhexeeya magaalooyinka Gaarisa iyo Dhadhaab ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.