Day: January 11, 2024

Muqdisho oo dibadbaxyo ay ka socdaan & waddooyinka oo xiran.
Post

Muqdisho oo dibadbaxyo ay ka socdaan & waddooyinka oo xiran.

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho maanta waxa ka socda dibadbax weyn oo looga soo horjeedo damaca Itoobiya ee badda Soomaaliya, kadib heshiiskii ay wada galeen maamulka Somaliland iyo Itoobiya. Banaanbaxa oo ay ka qayb-galayaan kumanaan shacab ah iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa haatan ka bilowday isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho. Dibad-baxayaasha ayaa ku qaylinaya...