Boosaaso (Raxanreeb ) Ciidanka amniga Bosaaso ee gobolka Bari ayaa maalmihii la soo dhaafay xaafadaha magaaladaas waxa ay ka wadaan howlgal ay ku doonayeen in ay ku sugaan amniga. Inta uu howgalka socday waxa la sheegay in lagu soo qab qabtay tiro badan oo dad loo tuhmayo falal amni darro oo ka dhacay magaalada Bosaaso...
Day: January 22, 2024
Farmaajo oo sheegay in uu ka walaacsanyahay qorshaha Xasan Sheekh ee Dastuurka.
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa wada , qorshe uu ku doonayo inuu wax kaga bedelo Dastuurka KMG ah ee dalka , taas oo laga qabo walaac badan oo la xiriira isbedelka uu gali doono dalka. Waxaa soo baxaya madax hore oo diidan in xilligan Dowladda ay qaado talaabo kasta oo dalka u keeni...
MW Xasan Sheekh oo dhaxmaraya Xamse si wax loogu bedelo Dastuurka.
Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamse Cabdi Barre ayaa caawa si xoog leh ugu jira ol’ole lagu meel-marinayo habraaca loo marayo wax ka bedelka Dastuurka KMG ah Soomaaliya. Xilligan waxa guriga Ra’iisul Wasaaraha ka socda kulamo u dhexeeya isaga iyo Gudoonka Baarlamaanka. Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegay in Xamse Cabdi Barre ay ka go’an...
FAALLO : Puntland mar kale ayaa la eegaya.
Riyadh (Raxanreeb ) Puntland waxay tijaabinaysa 25 sanno kaddib, madaxweynihii u horreyay oo markii labaad oo isku xigta xilka loo dooranayo, taa oo soo dhaweynaysa xilligii loo tallaabi lahaa isbeddel kale oo ay tusaale u noqon karto Puntland oo ahayd maamulkii u horreyay oo ka dhismay gobollada bariga,bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya, dhismaha maamulka wuxuu u...
Muhaajiriin ‘la waayay’ ka dib markii ay Finland ka soo galeen dhinaca Ruushka
Ilaa 160 qof oo sanadkii hore xadka bari ee dalka Finland iska dhiibay, magangalyana codsaday ayaa tan iyo markaasi laga waayay xarumaha lagu hayo muhaajiriinta xilli ay sii badanayaan dadka magangalyo doonka ah ee Finland ka soo galaya dhinaca Ruushka, sida ay sheegtay hay’adda socdaalka Finland.
Nin gowracay wiil uu adeer u ahaa oo booliska gacanta ku dhigeen
Ciidamada booliska Muqdisho, oo sheegay inay gacanta ku dhigeen nin ku eedeysan wiil uu adeer u yahay in uu ku gowracay degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir.