Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed has formally apologized to the African Development Bank (AfDB) for the tensions that arose last year, leading to the withdrawal of the bank’s international staff following an attack on senior officials. The AfDB confirmed the receipt of the apology, stating, “We have received formal apologies from Prime Minister Abiy Ahmed...
Day: January 20, 2024
MUQDISHO : MD Xasan Sheekh oo lagu banaanbaxay .
Muqdisho (Raxanreeb ) Dad badan oo aad ugu caraysan , dhul dowladdu ay sheegtay in la baneeyo ayaa maanta oo Sabti ah banaanbax ka dhigay wadooyin ka mid ah magaalada Muqdisho. Dibadbaxan waxa uu ka dhacay xaafada Saybiyaano ee magaalada Muqdisho halkaas oo dadka banaanbaxaya ay sheegeen in ay diidan yihiin boobka lagu hayo dhulkooda....
SJS oo maanta magaalada Muqdisho wariyaal tababar ugu furtay.
Muqdisho (Raxanreeb ) Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimada soomaaliya ka daahfurtay qeyb kale oo ka mid ah tababarada kubcinta awooada gabdhaha suxufiyiinta soomaaliya. waxaana tabarkaan ka qeyb galaya gabdhaha warbaahinta oo ka kala yimid gobollada soomaaliya iyo magaalada muqdisho. waxaana u jeedka tabarka yahay sameynta iyo soo saarista sheekooyinka laxiriira xuquuqda aadanaha...
Cabdirashiid Janaan oo la sii daayay shaki badan oo ku hareeraysan.
Nairobi (Raxanreeb ) Wasiirkii hore Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa dib uhelay xoriyadiisa xalay waqti danbe. Inkasto aysan si toos ah u faah-faahin xarigiisa Kenya haddana waxaa jiray eedeymo la tuhmayay inay ku heysto, siideyntiisa ayaa qaadatay muddo 10 maalin ah waxayna wararka shegayaan in lacag lagu soo dayay. Degaanaada Jubbaland ka soo jeeday Wasiirka inta...
NISA oo howlgallo ku dishay xubno ka tirsan Al-Shabaab
Ciidamada Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, iyo saaxiibbada caalamiga ah, ayaa howlgallo ay ka fuliyeen qeybo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.
Al-Shabaab oo weerar ku qaaday bar koontarool oo ku taalla degmada Kaxda
Al-Shabaab, oo weerar toos ah, iyo qaraxyo ku qaaday bar-koontarool, oo ku taalla degmada Kaxda, ee magaalada Muqdisho, ee gobolka Banaadir.
Yuu u afduubanaa Cabdirashiid Janana ?- War hadda soo dhacay
Nairobi (Raxanreeb ) Ku dhawaad sagaal maalin ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu haystaa Cabdirashiid Janaan oo ka mid ah siyaasiin aad u diidan siyaasadda Ahmed Madoobe ee Jubbaland isla markaana aan la dhacsanayn xukunka mudda dheer ee Ahmed Madoobe ku joogo maamulkaas. 24- kii saac ee la soo dhaafay waxaa isa soo tarayay...