Day: January 9, 2024

Home » Archives for January 9, 2024
Senator-rada Soomaaliya oo lagu kari la’ yahay inay yimidaan  Aqalka Sare.
Post

Senator-rada Soomaaliya oo lagu kari la’ yahay inay yimidaan  Aqalka Sare.

Maanta oo Talaada ah waxaa lagu waday  in fadhi xaroontooda ay ku yeeshaan , xubnaha aqalka saree ee Barlamaanka Soomaaliya, hase ahaatee waxa uu u baaqday kooram la’aan. Fadhiga ayaa ujeedku  ahaa  maanta   Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Qaxootiga iyo Magan-galyo Doonka . Guddoomiyaha aqalka sare ee Barlamaanka Soomaaliya , Cabdi Xaashi ayaa sheegay in...

NISA ‘’Waxaan soo qabanay Shabaab-kii ugu badnaa oo ku sugnaa  Hiiraan‘’.
Post

NISA ‘’Waxaan soo qabanay Shabaab-kii ugu badnaa oo ku sugnaa  Hiiraan‘’.

Beledwayne (Raxanreeb ) War  ka soo baxay hay’adda Sirdoonka NISA ayaa  lagu sheegay in howl-gal ay ka sameeyay ciidankooda magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Waxaa lagu sheegay warka in  howlgalada ay ahaayeen kuwo lagu xaqiijinayo amniga magaalada iyo hareerahoed. Saraakiisha NISA ayaa warbaahinta dowladda u sheegay in xubnahaan aragagixisada ah ay doonayeen in ay...

Masar oo wafdi usoo dirtay Soomaaliya
Post

Masar oo wafdi usoo dirtay Soomaaliya

Dowladda dalka Masar, ayaa wafdi xooggan usoo dirtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, xilli ay jirto xaalad kacsanaan ee u dhaxeeysa dalka Aoomaaliya iyo Itoobiya iyadoo dhowaan maamulka Somaliland, ay Itoobiya ula galeen heshiis is afgarad ah, oo ku saabsan 20km badda Soomaaliya in Itoobiya la siiyo.

XUKUUMADDA Xamse  : Seddax wasaaradood oo muhiim ah malaha Wasiiro.
Post

XUKUUMADDA Xamse  : Seddax wasaaradood oo muhiim ah malaha Wasiiro.

Muqdisho (Raxanreeb ) Xukuumadda uu hoggaamiye Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi  Barre waxaa ka baxay seddax wasiir kuwaas oo ilaa iyo hadda aan la buuxin boosaskooda. Wasaaradaha ilaa iyo hadda aan lahayn wasiiro waxaa ka mid ah Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ,Wasaarada haweenka iyo xuquul Insaanka  iyo Wasaaradda amniga gudaha. Wasiirkii arrimaha  Arrimaha dibada Abshir Huruuse ayaa...