Milatariga Maraykanka ayaa sheegay inay qaadeen duqayn hor leh oo ka dhan ah ururka al-Shabaab toddobaadkan, taasi oo ka dhacday meel waqooyi bari kaga aaddan magaalada Kismaayo.
Day: January 23, 2024
Damaca Villa Soomaaliya oo laga soo horjeestay & Xildhibaan ku shiray Muqdisho.
Muqdisho (Raxabreeb ) Kudlad Xildhibaano ah oo ka soo horjeeda damaca Villa Somalia ee wax-ka bedelka dastuurka, gaar ahaan habraaca loo marayo ayaa kulan ku leh Muqdisho. Xubnahan waxa ay sheegeen in Dowladda qaadi doonto cawaaqib-xumada ka dhalata ficillada shacabka kala qeybinaya ee ay hormuudka ka tahay. Waxa ay sheegeen in aan la joogin waqtigii...
MD Xasan Sheekh dalka ma u horseedi doonaa kala qeybsanaan ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Fadhiga Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa maalinta beri oo Arbaca ah isha lagu wada- hayaa waxaana lagu wadaa inuu dood ka yeesho arrimaha Dastuurka KMG ah . Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka ayaa sheegay inay muuqato in la meelmarin doonaa habraaca wax-ka bedelka Dastuurka KMG ee JFS. Sida xogaha aynu ku...
24 askari oo Israa’iil ah, ayaa lagu dilay marinka Qaza
24 askari oo Israa'iil ah, ayaa lagu dilay marinka Qaza, millatariga ayaa sheegay Talaadadii, dhimashadii ugu waynayd ee Gaza, hal maalin ka dhacda dagaalka ka dhanka ah, Xamaas, iyadoo Israa'iil ay sii waday weerarkii ugu weynaa ee dhulka illaa iyo hadda 2024-ka.
Itoobiya oo jawaab ka bixisay kadib kulankii Xasan Sheekh iyo Al-Sisi
La-taliyaha Amniga Qaranka ee Itoobiya Ridwaan Xuseen ayaa shalay ku qoray bartiisa X oo horey loo oran jiray twitter hadal u eg inuu jawaab u ahaa hadalka kasoo baxay madaxweynaha Masar Al-Siisi Cabdilfataax Al-Siisi.
Egypt pledges support to Somalia over Ethiopia-Somaliland MOU, but Somaliland opposes
In a press conference held in Cairo on Sunday, Egyptian leader Abdel Fattah Elsisi assured Somalia of unwavering support in the face of external threats, expressing his commitment to Somalia’s security. The announcement came during an official visit by Somali President Hassan Sheikh Mohamud to the Egyptian capital. “Egypt stands resolute in its commitment to...
Qodobo aan la shaacin oo ay isku fahmi waayeen Xasan Sheekh & Farmaajo.
Doha (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxay qodobada ay isla soo qaadeen madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxwaynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. War ka soo baxay Villa Soomaaliya ayaa keliya looga hadlay in madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud magaalada Doha uu kula kulmay Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed...
QABYAALAD : Afar qof oo mar qura loo dilay aargoosi qabiil.
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Cara badadan ayaa ka dhalatay dilal salka ku haya aano qabiil oo ka dhacay saacadihii la dhaafay deegaano ka mid ah gobolka galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Afar qof ayaa lagu soo waramaya in lagu dilay deegaanada gobolka galgaduud halkaas oo ay ka jirto dhibaatooyinka ku saabsan dilalka qabaa’ilka salka ku haya ee...