Caasimadda Muqdisho, caawa waxaa ka socda bannaanbaxyo waa weeyn oo looga soo horjeedo damaca Itoobiya ee Baddeena Soomaaliya.
Day: January 3, 2024
Rival Sudan generals harden tone amid ceasefire efforts
The heads of Sudan’s warring military factions have vowed to escalate fighting against each other amid regional efforts to end the brutal conflict in the country. Army chief Lieutenant General Abdel Fattah al-Burhan and paramilitary Rapid Support Forces (RSF) commander Lieutenant General Mohamed Hamdan Dagalo, known as Hemedti, made the remarks on Monday during the...
Amir, Somali President discuss bilateral relations, regional and global issues
Doha: THe Amir HH Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani discussed with his brother President of the sisterly Federal Republic of Somalia HE Hassan Sheikh Mohamud, bilateral relations between the two countries and aspects of reinforcing them. This came during a phone HH the Amir received Tuesday evening from HH the Somali President. They also discussed,...
Somalia vows to defend sovereignty after Ethiopia-Somaliland deal
Somalia has promised to defend its territory by “any legal means” and recalled its ambassador to Ethiopia after Addis Ababa struck a deal with the breakaway region of Somaliland. Mogadishu called the surprise pact, which would give landlocked Ethiopia long-sought access to the Gulf of Aden, a “clear violation” of its sovereignty and appealed to...
Saraakiil ka shiray sidii banaanka GAROOWE loogu saari lahaa ciidanka.
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalooyinka maamulka Puntland waxa wali ka taagan xiisada arrimaha doorashooyinka , waxaana cabsi badan ay ka jirtaa xaaladda sida isku bedeli karto maadama aan la hayn wax xal . Sida wararka laga helayo Puntland ay sheegayaan waxaa hadda magaalada Garoowe ka bilowday qorshe saraakiisha ciidanka ay ku doonayaan in ay kaga hortagaan...
Hogaamiyaha Xamaas oo sheegay in la haystayaasha ku hadhsan Qasa lagusii deyn doono oo kaliya shuruudahooda
Hogaamiyaha Xamaas ayaa sheegay in la haystayaasha hadhay ee lagu qafaashay weeraradii lagu hoobtay ee ka dhacay koonfurta Israa’iil 7-dii October kaliya lagu sii dayn doono shuruudo ay kooxda lafteedu dejisay.
Masar oo ‘garab istaag’ u muujisay Soomaaliya xili uu taganyahay khilaafka badda ee Itoobiya
Madaxweynaha dalka Masar, Abdul Fattah al-Sisi, ayaa ballan qaaday in dalkiisu taageerayo Soomaaliya, iyadoo uu taaganyahay khilaafka ka dhashay heshiiska is-afgarad ee u dhaxeeya jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland iyo Itoobiya.
Adis Ababa ‘’Waxaan Aqoonsanahay madax banaanida Somaliland ‘’
Adis Ababa (Raxanreeb ) Wasiirka arrimaha dibada Itoobiya oo ka hadlayay heshiiska is afgaradka ah ee Ra’iisulwasaare Abiy Ahmed iyo Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in heshiiskaas uu yahay mid dhaqan gal ah. Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Mesganu Arga ayaa sheegay in heshiiska dhanka badda ah ee ay la galeen Somaliland micnahiisa uu yahay in...
Waddooyinka Muqdisho ‘’Ciidamo la dhigay’’ & sababta waxa ay tahay.
Muqdisho (Raxanreeb ) Waddooyin ka mid ah magaalada Muqdisho maanta oo Arbaca ah waxa lagu arkayaa ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya waxaana lagu in dad badan ay isugu soo baxaan. Isu soo baxaan oo uu soo abaabulay maamulka gobolka Banaadir ayaa ujeedkiisu uu yahay sidii dadka caasimada ku nool ay u muujin lahayeen sida ay ...
Maxaa kulmiyey Shirkii Jabuuti iyo Dhul boobka Ethiopia ?.
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti waxaa dhawaan kulmay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Labada dhinac waxa ay ku kala saxiixdeen magaalada Heshiis dhinacyo badan , taabanaya , oo la xiriira Geedi socodka wada – hadalada oo in mudda ah oo jiitamayay oo...