Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Iran, Hossein Amir-Abdollahian, ayaa digniin culus u diray Mareykanka iyo Ingiriiska weerarada ay ka wadaan dalka Yemen.
Day: January 15, 2024
Abiy Ahmiyad miyaa tagaya todobaadka Hargaysa Somaliland ?
Hargaysa (Raxanreeb ) waxaa wali kacsan xiisada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya ka dib markii ay la macaamishay Itoobiya Somaliland oo uu madaxwayne ka yahay Muuse Biix Cabdi. Itoobiya ayaa ku adkaysanaya in heshiis rasmi ay dhanka badda ah ay la gashay Somaliland oo sheegta in ay ka go’aday Soomaali inteeda kale hase ahaatee aysan...
Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka oo u hanjabay Mahad Salaad + SABABTA.
Muqdisho (Raxanreeb ) Buuq badan ayaa ka dhashay weerar qaawan oo ciidanka NISA maanta oo Isniin ah ay ku qaadeen xarumaha kala duwan ee shirkadda isgaarsiinta Hormuud. Masuuliyiin ka tirsan shirkada ayaa u xiran Hay’adda NISA oo ciidankeeda tagay maanta xarunta way nee shirkadaas ay ku leedahay suuqa Bakaraaha ee magaalada Muqdisho. Xildhibaano ka tirsan...
NISA oo albaabada u laabtay shirkadda isgaarsiinta ugu wayn Soomaaliya.
Muqdisho (Raxanreeb ) Hay’adda NISA ayaa xiray xarunta wayn Shirkadda Hormuud ee Suuqa Bakaaraha iyo Xarunta weyn ee Salam Bank ee Suuqa Bakaaraha. Shalay ayey sidoo kale ciidamada amniga Xireyn Xarunta Shirkadda iyo Salam Bank ee Tareebiyaano, iyadoo war kasoo baxay Shirkadda NISA lagu eedeeyay in ay qaaday tallaabooyin sharci darro ah, balse NISA ayaa...
Al-Shabaab oo 7 nin ku toogtay fagaare ku yaalla degmada Jilib
Warbaahinta kooxda Al-Shabaab ayaa baahisay in fagaare ku yaala degmada Jilib shalay galinkii dambe lagu toogtay todobo nin oo ay ku eedeyeen in ay basaasiin u ahaayeen Maraykanka , Kenya iyo Soomaaliya.
Meeqo weerar ayay qaadeen ilaa iyo hadda Xuutiyiinta Yemen?
Xoogaga Xuuthiyiinta ayaa tan iyo bishii November weeraro ku qaadayay maraakiibta ku sugan badda cas, iyagoo in ka badan 100 weerar oo loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo gantaalo ku qaadeen maraakiib marayey marinka muhiimka ah ee Baabul-mandeb.
QORSHE : NISA oo qaaday talaabooyin ka dhank ah Ganacsiga Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamo ka tirsan Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka NISA ayaa bilaabay in baaritaano ay ku doonayaan in ay ku ogaadaan xogta shaqsiyaadka ganacsiga ku leh magaalada Muqdisho. 24kii saac ee la soo dhaafay waxaa xabsiga la dhigay xubno ka shaqaynayay shirkada Isgaarsiinta Hormuud kuwaas oo ciidanka NISA ay ku qasbayeen in...
Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’an oo xirtay koontarool ku yaalla Gaalkacyo
Wararka naga soo gaaraya magaalada ee xarunta gobolka Mudug Gaalkacyo, ayaa sheegaya xalay ciidamo gadoodaan oo ka tirsan kuwa Puntland, in ay la wareegeen bar koontarool oo ku taalla waqooyiga magaalada Gaalkacyo.
Janaan oo lagu waayay shan maalin ka hor magaalada Nairobi.
Nairobi (Raxanreeb ) Wali waxaa la la,yahay Wasiirkii hore Maamulka JL Cabdirashiid Cabdi Nuur “Janan” oo lagu waayay magaalada Nairobi, ehelada Wasiirka ayaa inoo xaqijiyay in Khamiistii la soo dhaafay ay ugu wardambeysay ilaa haddana aysan garaneyn meel uu ku suganyahay. Ehalada ayaa waday saacadihii la soo dhaafayay baadigobka Wasiirka kuwaas oo Nairobi ka tagay...